Wararka

Booliiska Uganda oo Maanta ka Digay Weerarro laga yaabo inay Al-shabaab ka Geysato Kampala

0 Visits: 1133 | Thursday September 24, 2015 - 19:04:43
Booliiska Uganda ayaa Maanta ka digay Weerarro ay Suuro-gal tahay inay Al-shabaab ay ka Geystaan Masaajidda Kampala, iyagoo shacabka dalkaas ugu baaqay inay digtoonaadaan.

Read More »

Ciidanka Dowladda oo sheegay inay Al-shabaab kala Wareegeen Deegaanka Labaatan-jiroow

0 Visits: 1109 | Thursday September 24, 2015 - 19:00:31
Millateriga Somalia ayaa Sheegay inay ku Dileen in ka badan 10 xubnood oo Al-shabaab ka tirsan dagaal Gobolka Bay ka dhacay shalay oo Arbaco ahayd; iyagoo intaas ku daray in Dagaalkan oo ay ka Qayb ka ahaayeen Ciidamada Itoobiya ee AMISOM ka tirsan.

Read More »

Wiil Somali-Maraykan ah oo sheegay in uu yahay musharax Madaxweynaha Maraykanka

0 Visits: 1163 | Thursday September 24, 2015 - 18:51:37
Yusuf dayur oo ah wiil 12 jir ah oo Somali-Maraykan ah ayaa sheegay in uu doonayo in uu ka noqdo Madaxweyne dalka Maraykanka isagoo u jawaabayay siyaasiga Ben Carson oo sheegay in qof Muslim ah inuusan ka noqon karin dalka Maraykanka Madaxweyne.

Read More »

Madaxda sare ee dalka oo shacabka u Hambalyeeyay

0 Visits: 973 | Thursday September 24, 2015 - 18:43:08
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda ciidul Adxa awgeed, waxaana uuna ku booriyay in ay is cafiyaan.

Read More »

Dr. Faroole: "Madaxweyne Xasan Sheekh saddexdii sano waxay uga dhamaatay burburinta dastuurka iyo la dirirka maamulada jira"

0 Visits: 1096 | Thursday September 24, 2015 - 18:25:59
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu ku fashilmay hogaaminta dalka Soomaaliya iyo rajadii laga filayay dowladda federalka.

Read More »

Daawo Sawirada: Dhimashada Xujeyda oo gaartay 717 qof iyo dhaawaca 863 oo kale

0 Visits: 1138 | Thursday September 24, 2015 - 18:14:32
Waaxda Difaaca Sacuudiga, ayaa sheegtay in dhimashada Xujeyda ay gaartay 717 ruux iyo dhaawaca 863 oo kale. Dadkan waxay ku dhinteen isjiiriddii ka dhacday Mina, oo 5km u jirta Magaalada Makka. Isjiiridan, ayaa ka dhalatay markii Xujey u socotay dhagaxtuurka ay isku dhaceen Xujey kale oo ka soo laabatay…

Read More »

Taliska Amisom oo ku baaqay in la xoojiyo taageerada Somaliya, si ay u xoogeysato Dowladnimada Somaliya

0 Visits: 971 | Thursday September 24, 2015 - 17:04:38
Madaxa Ciidamada Amisom Ahna Wakiilka Ururka Midowga Afrika Ee Somaliya, Amb. Maman Sidikou, ayaa waxa uu caalamka ugu baaqay in la kordhiyo taageerada ku aadan dalka Somaliya. Wakiilka, ayaa sheegay in taageerada caalamka ay muhiim u tahay Dowladda itaalka yar ee Somaliya, iyadoona ay Somaliya hiigsanayso…

Read More »

Muslimiinta Dalka Kenya oo Si weyn u Ciiday xilli Maanta ay tahay Maalin Shaqo (SAWIRRO) thumbnail

0 Visits: 1172 | Thursday September 24, 2015 - 16:43:41
Muslimiinta Dalka Kenya ayaa Maanta si Weyn ugu Dabaal-dagay Musaasabadda Ciidul-Adxaa, iyadoo dad weyne fara badan ay iskugu tageen fagaarayaasha waa weyn ee lagu tukada Salaadaha ciidda oo ku kala yaallo Nairobi, Mombasa, Gaarisa, Wajeer iyo Mandheera.

Read More »

Qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay masjid ku yaal magaalada Sanca dalka Yemen

0 Visits: 1112 | Thursday September 24, 2015 - 16:39:39
Ugu yaraan 25 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ismiidaamin ah oo ka dhacay masjid ay ku tukadaan dadka Shiicada ah caasimada Yemen ee Sanca.

Read More »

Xiisado ka Jira Deegaanno ka Tirsan Gobolka Sool & Maamullo Siyaabo kala duwan uga hadlay

0 Visits: 1192 | Thursday September 24, 2015 - 16:29:24
Maamullada Somaliland, Khaatumo iyo Puntland ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Dagaallo shalay ka dhacay Deegaanka Qoriley oo ka tirsan Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo tuuladda Jalam oo ka tirsan Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Read More »

Abwaan Maxamed Warsame Taban-taabo oo xalay Muqdisho ku Geeriyooday

0 Visits: 1413 | Thursday September 24, 2015 - 15:57:05
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday gaar ahaan Degmada Warta-nabadda Allah ha u naxariistee Abwaan Maxamed warsame Taban-taabo oo ka mid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed.

Read More »

Dhimashada Xujeyda oo gaartay 453 qof iyo dhaawaca 719 kale

0 Visits: 1002 | Thursday September 24, 2015 - 15:47:08
Waxaa isa soo taraaya khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay isdardarkii maanta ka dhacay duleedka Magaalada Makka, iyadoo la xaqiijiyay dhimashada 453 ruux iyo dhaawaca 719 kale.

Read More »

Daawo Sawirada: Askari Yuhuudi ah oo toogtay Gabar 18 jir reer Falastiin ah

0 Visits: 1050 | Thursday September 24, 2015 - 15:37:16
Askari Yuhuudi ah ayaa toogtay shalay gabar 18 sano jir ah oo u dhalatay dalka Falastiin, xilli ay ka soo baxday Jaamacad ay dhiganaysay Magaalada Hebron ee daanta Galbeed.

Read More »

220 qof oo ku dhimatay isbuurasho maanta ka dhacday Xajka (SAWIRRO)

0 Visits: 1163 | Thursday September 24, 2015 - 15:04:37
220 qof, ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimatay, halka 400 oo kalana ay ku dhaawacantay, markii maanta isbuurasho ka dhacday Mina, oo qiyaastii 5km u jirta Magaalada barakaysan ee Makka.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo boqolaal qof Salaadda Ciidda kula tukaday Masaajidka Isbahaysiga (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1089 | Thursday September 24, 2015 - 14:58:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Salaaddii Ciidda boqolaal qof oo shacab ah kula tukaday Masaajidka Isbahaysiga Ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Masaajid weyn oo maanta laga furay Caasimadda Ruushka ee Moscow (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1128 | Thursday September 24, 2015 - 14:43:16
Magaalada Moscow, ayaa waxaa shalay laga furay Masaajid weyn oo ay ku tukan karto toban kun (10,000) oo qof, waxaana si diiran u soo dhaweysay Muslimiinta Wadanka Ruushka iyo caalamkaba.

Read More »

Labaatan kun oo Soomaali ah oo Nasiib u heshay hsay in ay istaagaan Banka Carrafo, waa tiradii ugu badneyd ebid ka qeyb gasha mar kaliya u istaagidda banka carrafo

0 Visits: 944 | Thursday September 24, 2015 - 14:34:56
Labaatan kun oo Soomaali ah oo Nasiib u heshay hsay in ay istaagaan Banka Carrafo, waa tiradii ugu badneyd ebid ka qeyb gasha mar kaliya u istaagidda banka carrafo iyagoo gudanaya waajibaadka Xajka ee maalintii ugu dambeysay, ka dib markii ay isaga kala yimaaden dalal kala duwan.

Read More »

Madaxweyne Sissi oo cafis u fidiyay maxaabiis ay ka mid yihiin weriyaal ka tirsan Al Jazeera

0 Visits: 1026 | Thursday September 24, 2015 - 14:32:02
Mohamed Fahmy iyo Baher Mohamed oo ka mid ahaa weriyaasha Al jazeera ayaa la sii daayay kadib markii uu cafis munaasbada Ciidda awgeed u fidiyay madaxweynaha dalka Masar Sissi. Afhayeenka madaxtooyada dalka Masar All Youssef ayaa sheeegay in maxaabiis gaareysa boqol laga soo daayay xabsiyada dalka Masar…

Read More »

Madaxweynaha Burkino Faso Michel Kafando oo dib ula wareegay madaxtinimada dalkiisa(Sawiro)

0 Visits: 1069 | Thursday September 24, 2015 - 14:29:51
Madaxweynaha kumeel gaarka ah ee dalka Burkina Faso Michel Kafando ayaa markale dib ula wareegay madaxtinimada dalkiisa kadib markii muddo toddobaad ah ay Milatariga ka talinayeen dalkiisa.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 23-KA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1651 | Wednesday September 23, 2015 - 09:29:49
JAWAARI: " DHALLINYARADA HA LAGA QEYB GELIYO TASHIYADA KU SAABSAN MUSTAQBALKA DALKA". Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada dalka waxa uu ugu baaqay in dhallinyarada Soomaaliyeed laga qeyb geliyo shirarka wadatashiga ee looga tashanayo aayaha…

Read More »