Allaha u naxariistee Wariye Hiniya Xaaji Maxamed oo ka mid eheyd shaqaalaha Warbaahinta Dowladda oo shalay ugu geeriyootay dhaawac ka soo gaaray gaarigeeda oo loogu soo xiray waxyaaba Qarxa ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, iyadoo aaskeeda ay ka qeyb galeen bahda warfaafinta, qeybaha kale duwan…
Read More »