Wararka

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 15-KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 1500 | Thursday October 15, 2015 - 10:00:30
MADAXWEYNAHA "DOWLAD AY NIMMAN DAMJADIID LEEYIHIIN AMA AY LAHAAN KARAAN DALKAN KAMA JIRTO" Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in awooda dalka ay leeyihiin urur gaar ah, isagoo cadeeyay inuusan ka mid aheyn, waligiisna ka mid noqon Urur diimeedyada…

Read More »

Sheybaarkii Dowladda oo la soo celiyay muddo 24 ka dib

0 Visits: 1336 | Wednesday October 14, 2015 - 19:54:51
Waxaa maanta dib Magaalada Muqdisho looga hirgeliyay Sheybaarkii Dowladda, oo muddo 24 sano uu adeegiisii goobta ka maqnaa, waxaana suurta-gashay in juhdi badan ka dib maanta laga furo Magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxkamad ku taallo Magaalada Mombasa oo lacag ku sii deysay Afar haween ah oo lala xiriiriyay Shabaab

0 Visits: 943 | Wednesday October 14, 2015 - 19:51:03
Maxkamada Magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa lacag ku fasaxday haween gaaraya 4, kuwaasi oo muddo lix bilood ah ku xirnaa Magaalada Mombasa.

Read More »

Shabaab oo sheegay awood muuqata inay ku leeyihiin gudaha dalka Kenya (DAAWO SAWIRADA)

0 Visits: 951 | Wednesday October 14, 2015 - 19:46:54
Ururka Al Shabaab, ayaa si rasmi ah u cadeeyay inay awood muuqato ku leeyihiin gudaha dalka Kenya, xilli Xukuumadda Kenya ay la dhibaateysan tahay iska caabinta Xoogaga Shabaab ee gudaha dalkaasi fariisimaha ciidan ka sameystay.

Read More »

Murashaxa Hoggaanka Xiriirka FIFA Amiir Cali oo ka digay dib u dhac ku yimaada Doorashada

0 Visits: 851 | Wednesday October 14, 2015 - 19:44:06
Musharraxa madaxtinimada FIFA, Prince Ali bin al-Hussein ayaa sheegay in wixii dib u dhac ah ee ku yimaada doorashada qofkii bedeli lahaa Sepp Blatter ay abuuri doonto xasillooni-darro dheeraad ah oo soo wajahda xiriirka kubada cagta Adduunka.

Read More »

Taliye ku xigeenka Ciidanka AMISOM oo Safarro ku tagay Baardheere iyo Diinsoor (SAWIRRO)

0 Visits: 1140 | Wednesday October 14, 2015 - 19:41:22
Taliye ku xigeenka ciidamada lugta AMISOM, Jen. Mohammedesha Zeyinu ayaa soo gunaanaday safarro uu ku tagay magaalooyinka Diinsoor iyo Baardheere oo ka kala tirsan gobollada Bay iyo Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Isagoo kula dardaarmay ciidamada ku sugan inay amniga labadaan degmo adkeeyaan.

Read More »

BURUNDI: Toban Ruux oo uu ku jiro Suxufi iyo Carruur uu dhalay oo lagu Dilay Bujumbura

0 Visits: 998 | Wednesday October 14, 2015 - 19:11:24
Ugu yaraan toban qof oo ay ku jiraan filim-qaade u shaqeynayay telefishinka Qaranka dalka Burundi iyo laba carruur ah oo uu dhalay ayaa ku dhintay rabashado xalay ka dhacay magaalada Bujumbura ee xarunta dalka Burundi, sida ay maanta sheegeen saraakiil ka tirsan xukuumadda Burundi.

Read More »

XEER ILAALIYAHA: Way dhammaantay xilligii dadka sida sharci-darrada ah la isaga soo xiran jiray

0 Visits: 940 | Wednesday October 14, 2015 - 13:05:28
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta ka dhawaajiyay inay dhammaantay in xilligii dadka la iska xiran jiray, isla markaana xabsiyada laga isaga haysan jiray, iyagoo aan wax xukun ahi ku dhicin.

Read More »

R/wasaaraha oo soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka "Sawirro"

0 Visits: 1006 | Wednesday October 14, 2015 - 13:02:16
R/wasaaraha dalka ayaa soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka oo muddo Sadex maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho. Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasiradda arrimaha dastuurka ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirrada dastuurka ee maamul goboleedyadda ka jira…

Read More »

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug Cabdkariin Xuseen oo ku ammaanay ciidamada Galmudug

0 Visits: 864 | Wednesday October 14, 2015 - 12:56:13
Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed ayaa ku amaanay ciidamada maamul goboleedka Galmudug la waeegida ay la wareegeen deegaanada Camaara iyo Bacaad weyn oo toddobaadkii hore ay qabsadeen ururka Alshabaab.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo sheegay in Xukuumaddiisa ay fulineyso qodobadii lagu xaliyay mooshinka

0 Visits: 1062 | Wednesday October 14, 2015 - 12:51:03
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa sheegay in xukuumadiisa ay fulin doonto qodobadii lagu heshiiyay ee lagu maareeyay mooshinkii laga keenay Madaxweynaha.

Read More »

Wada hadalada Maamulka Hawada ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo ka furmaya Turkiga

0 Visits: 901 | Wednesday October 14, 2015 - 12:45:26
Wada hadalada dhinaca maamulka Hawada ee u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu ka furmo dalka Turkiga, iyadoo wali uu hakad ku jiro wada hadaladii dhinaca siyaasada.

Read More »

Madaxweynaha "Dowlad ay niman Dam-Jadiid leeyihiin ama ay lahaan karaan dalkan kama jirto"

0 Visits: 933 | Wednesday October 14, 2015 - 12:40:30
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in awooda dalka ay leeyihiin urur gaar ah, isagoo cadeeyay inuusan ka mid aheyn, waligiisna ka mid noqon Urur diimeedyada dalka ka jira.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ARBACO 14KA OKTOOBAR 2015KA

0 Visits: 1123 | Wednesday October 14, 2015 - 11:25:13
DOWLADDA OO KA HADASHAY DIYAARADD. KU DHACDAY DEEGAANKA CARBISKA EE DEGMADA AFGOOYE.. Diyaaradan oo lagu magacaabo TriStar Air Cargo, ayaa habeen hore awoodi kari weyday inay ka degato Garoonka Aadan Cadde, iyadoona kolkii dambe ku dhacday Deegaanka Carbiska Ee Degmada Afgooye.

Read More »

SAWIRRO: Saddex qof oo Yahuud ah oo maanta lagu dilay Magaalada Qudus, iyadoo 20 kalana lagu dhaawacay

0 Visits: 985 | Tuesday October 13, 2015 - 20:01:04
Saddex qof oo Israeli ahaa, ayaa waxaa maanta siyaabooyin kala duwan loogu dilay Magaalada Qudus, ee dhulka reer Falastiin, balse ay xoogga ku haysato Yahuudda.

Read More »

Shir looga hadlayay Xuquuqda Haweenka Afrika oo lagu qabtay xarunta Pan African (SAWIRRO)

0 Visits: 1058 | Tuesday October 13, 2015 - 19:40:27
Kulanka baarlamaanka Afrika oo ah kal-fadhigii afaraad fadhigiisa q-aad oo ajandihiisu yahay in looga doodo arrimo badan oo ay ka mid yihiin dhaqaalaha, cimilada iyo tamarta ayaa waxaa laga dhex-furay shir looga hadlayo horumarinta iyo illaalinta xuquuqda haweenka Afrika, maadaama loo aqoonsaday sanadka…

Read More »

AKHRISO: Qodobadii laga soo saaray shirkii lagu Xallinnayay Mooshinka Madaxweynaha Somalia

0 Visits: 1454 | Tuesday October 13, 2015 - 19:31:20
Waxaa maanta lagu soogabagabeeyay shirkii looga hadlayay xallinta qodobbada mooshinkii ay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia ka keeneen madaxweynaha Somalia, iyadoo laga soo saaray warbixin ka kooban 10-bog oo la sheegay inay yihiin kuwii lagu xalliyay mooshinka madaxweynaha laga keenay.

Read More »

Kenya oo ciidamo badan soo dhoobtay xuduuda Somaliya ay la wadaagto

0 Visits: 1012 | Tuesday October 13, 2015 - 11:55:28
Ciidamo badan oo Kenyatti ah ayaa la soo dhoobay xadka u dhaxeeya dalalka Somaliya iyo Kenya, waxaana sababta arintaan ka dambeyso la sheegay inay tahay Haweenay ka shaqeysa Hay'ad gar gaar, sidoo kalena ah macalimad oo shalay Xeryaha Dhadhaab laga soo afduubtay.

Read More »

Ciidamada Amisom oo Suxufiyiinta u diiday in la duubo Diyaarada Carbiska ku dhacday waxa gudaheeda ku jira (Daawo Sawirada)

0 Visits: 976 | Tuesday October 13, 2015 - 11:51:48
Suxufiyiinta Magaalada Muqdisho, ayaa saaka ku jarmaaday halkii ay ku dhacday Diyaarada Tri-StarAir Cargo oo xalay fiidkii ku dhacday deegaanka Carbiska ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »

Mid ka mid ah macalimiinta xeryaha qaxootiga dalka Kenya oo la afduubtay

0 Visits: 1080 | Tuesday October 13, 2015 - 11:30:12
Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegay in dabley hubeysan ay ka afduubteen Xerada qaxooriga ee Xagardheer oo ku taal Dhadhaab, iyadoo lagu tuhunsan yahay in dadka afduubtay ay ahaayeen Alshabaab.

Read More »