Wararka

Kuxigeenka Xeerilaaliyaha oo ka horyimid hadalkii Guddoomiye Muungaab{DHAGEYSO}

0 Visits: 1017 | Saturday October 17, 2015 - 07:23:40
Ku xigeenka Xeerilaaliyaha QarankaDr Muqtaar Nuur Abuukar oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka soo horjeestay Talaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Xeerilaaliyaha Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ay Hay'adda WFP ugu joojiyeen Dhisme xarunta…

Read More »

Safaaradda Somalia ee Baqdaad oo dib loo furay kaddib muddo 25-sano ah (SAWIRROI&VIDIO)

0 Visits: 1180 | Friday October 16, 2015 - 23:14:17
Waxaa dib loo furay safaaraddii Somalia ay ku lahayd waddanka Ciraaq, kaddib muddo 25-sano ah, iyadoo furitaanka safaaradda ay kasoo Qayb-galeen mas'uuliyiin ka socday xukuumadda dalka Ciraaq.

Read More »

MUDANE XUKUN: Somalia uma baahna Ciidan Shisheeye ee ha loo Tababbaro Ciidamadeeda

0 Visits: 958 | Friday October 16, 2015 - 23:10:28
Xildhibaan C/casiis C/llaahi Maxamed oo ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya u metelaya baarlamaanka Afrika ee dhawaan kulammadiisu ay ka furmeen dalka Koonfur Afrika, waxaana ka mid ahaa qodobbadii looga hadlay arrimaha amniga iyo nabadgalyada, iyadoo lagu soo hadal-qaaday dalal badan oo dhibaatooyin…

Read More »

Dhakhtar lagu tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Alshabaab oo lagu xirey dalka Kenya

0 Visits: 884 | Friday October 16, 2015 - 23:05:11
Ciidamada Booliska magaalada Marsabit ee dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay nin lagu tuhunsan yahay in uu xubin ka yahay ururka Alshabaab.

Read More »

Tacsi loo diraayo Tifaftire C/Casiis Golf oo aabihii goor dhow Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 1019 | Friday October 16, 2015 - 19:47:50
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Maxamed Cabdi oo si weyn looga yaqaano gobolka Sh/dhexe, kaddib markii uu maalmahaan ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Pan African oo ka hadashay dib u dhigista Mooshin ka dhan ah K/Afrika

0 Visits: 953 | Friday October 16, 2015 - 19:36:10
Madaxweyne ku xigeenka afaraad ee Pan African, Dr. Bernadette LAHAI oo sannadkan 2015-ka lagu doortay doorshadii ka dhacday xarunta Pan African ee Johannesburg ayaa ka hadashay mooshin looga horjeeday dhibaatooyinka ay shacabka Koonfur Afrikaanka ahi kula kaceen walaalahood Afrikaanka ah ee dalkooda…

Read More »

Shaqaalihii Diyaaradii Todobaadkan ku Dhacday Dulleedka Afgooye oo lagu Xiray MUQDISHO

0 Visits: 1062 | Friday October 16, 2015 - 17:56:28
Shaqaalihii diyaaraddii dhawaan ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose ayaa la sheegay in lagu xiray Muqdisho, kaddib markii lagu eedeeyay inay sameeyeen khaladaad dhanka duulimaadka ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya.

Read More »

Amni-darada iyo Taageero la'aanta oo la sheegay inay caqabad ku yihiin howlaha QM ee Somalia

0 Visits: 897 | Friday October 16, 2015 - 17:50:05
Amaan-darrada iyo taageerada oo yar waxay caqabad weyn ku yihiin howlaha QM Midoobay ee Somalia, sidaa waxaa Golaha Amaanka ee QM u sheegay madaxa xafiiska taageerada ay Qaramada Midoobay siiso ciidamada AMISOM, Atul Khare.

Read More »

Howsha Dhismaha Maamul-goboleedka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo laga Warbixiyay

0 Visits: 846 | Friday October 16, 2015 - 17:44:17
Wasaarada arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka war-bixisay halka ay marayso howsha dhismaha maamulka Gobollada Hiiraan iyo shabeellada, iyadoo wasaaraddu ay xustay in howshu ay marayso meel wanaagsan. Afhayeenka wasaarada, C/fataax Daahir Mire ayaa sheegay in wasaaraddu ay wado howlo ay ku…

Read More »

SAWIRRO: Arday badan Maanta oo ka Qalin-jabiyay kulliyada Caafimaadka ee Jam. Banaadir

0 Visits: 1255 | Friday October 16, 2015 - 17:39:27
Arday tiradoodu gaarayso 132 dhakhtar oo ka qalin-jabiyay kulliyada caafimaadka ee Jaamacadda Banaadir ayaa maanta xaflad loogu qabtay xarunta jaamacadda ay ku leedahay magaalada Muqdisho.

Read More »

badbaadiyayHaweeney Kenyan ah oo laga soo afduubtay Kenya

0 Visits: 910 | Friday October 16, 2015 - 15:59:55
Wararka ka imanaya magaalada Dhoobley ayaa sheegay in ciidamada maamulka Jubba ay weerareen dabley afduub ka soo qafaalatay xerada qaxootiga ee Dhadhaab.

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada lagu meel mariyay Siyaasada Caafimaadka iyo Dawada

0 Visits: 954 | Friday October 16, 2015 - 14:56:36
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dorraad yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka mid ahaayeen, qaab Siyaasadeedka Caafimaadka iyo Dawada…

Read More »

Dowlada Jarmalka oo amartay in Shirkada Volkswagen ay dib u soo celiso inkabadan labo Malyan oo baabuur

0 Visits: 1113 | Friday October 16, 2015 - 14:51:24
Wasiirka gaadiidka ee Jarmalka ee Alexander Dobrindt, ayaa sheegtay in hayadda mas'uulka ka ah gaadiidka ay ku amartay Volkswagen inay macaamiisha ka soo celiso 2.4 milyan oo baabuur nafto ku shaqeeya.

Read More »

Dowlada Naura oo sheegtay in ay maxkamad soo taagayso gabar Soomaaliyeed oo sheegtay in la kufsaday

0 Visits: 971 | Friday October 16, 2015 - 14:44:25
Dowlada Naura ayaa sheegtay in gabar Soomaaliyeed oo 26 jir ah ay sharciga horkeenayaan kadib markii ay ashtakadeedii ahayd in la kufsaday ay booliska cadeeyen inay tahay mid been ah oo aan sal lahayn.

Read More »

Muungaab oo ku hanjabay in Maxkamad la tiigsanayan Wasiirka Amniga Dowladda + SAWIRRO

0 Visits: 1097 | Friday October 16, 2015 - 12:14:42
Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiirka Wasaaradda Amniga Somaliya, C/risaaq Cumar Maxamed. Gudoomiyaha, ayaa wuxuu si xoogan uu Wasiirka ugu eedeeyay in amar uu ku bixiyay in la burburiyo wadada ka baxda…

Read More »

Daawo Sawirada: Socdaalka Madaxweynaha Somaliya ee Magaalada Baydhabo

0 Visits: 1112 | Friday October 16, 2015 - 12:04:38
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khamiistii booqasho ku tagey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay, xilli ay ka socoto soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed.

Read More »

Ciidanka Amisom oo shalay dileen Oday Dhaqameed caan ahaa

0 Visits: 933 | Thursday October 15, 2015 - 11:45:33
Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika oo shalay bilaa dagaal kula wareegay Deegaanka Gendershe Ee Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay ku dileen Ugaas Siidow Maxamed, oo ka mid ahaa Odayaasha Golaha Dhaqanka Gobolka Shabellaha Hoose.

Read More »

Boko Haram oo Shabaab ugu baaqay inay ku biiraan Daacish

0 Visits: 961 | Thursday October 15, 2015 - 11:42:35
Ururka Boko Haram ee ka dhisan dalka Nigeria, ayaa fariin waxa ay u soo direen Ururka Al Shabaab ee ka dagaalama dalka Somaliya, kadib muuqaal ay soo duubeen Boko Haram.

Read More »

Shabaab oo xabsiga dhigay 30 ka mid ah Saraakiisha Ururka Al Shabaab

0 Visits: 1080 | Thursday October 15, 2015 - 11:40:11
Xoogaga Amniyaadka Ururka Al Shabaab, ayaa waxay xabsiga u taxaaben xubno ka tirsan Saraakiisha Shabaabka, ee ku sugan Degmada Jamaame, xilli bishii hore lagu xir xiray shan nin oo ka mid ah Ajaaniibta ka barbar dagaalamaysa Shabaabka.

Read More »

Mareykanka oo ciidan Militari u diraya dalka Cameron

0 Visits: 939 | Thursday October 15, 2015 - 10:52:30
Dowladda Mareykanka ayaa ciidamo ka socda dalkeeda waxa ay u diraysaa dalka Cameron, si ay u sameeyaan ciidankaasi la socod dhanka hawada ah oo lagu sameeyo Kooxda Boko Haram.

Read More »