Wararka

Somaliland oo ka bilaabatay diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashada sanadka 2017

0 Visits: 869 | Saturday January 16, 2016 - 20:17:28
Somaliland ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta cod-bixiyeyaasha doorashada soo socota ee Maarso sanadka 2017. Illaa 163 goobood ayay saaka ka bilaabatay diiwaan gelinta cod-bixiyeyaasha, iyadoo dadka ay safafaf dhaadheer ugu jiraan.

Read More »

Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay weerarkii Ceelcadde fariina u diray Kenya

0 Visits: 1008 | Saturday January 16, 2016 - 19:18:33
Afhayeenka Guud ee Ururka Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge Cali Dheere, ayaa ka hadlay weerarkii Ururka Shabaab ay ku qaadeen Saldhiga ciidamada Amisom ay ku lahaayeen Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo.

Read More »

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo furay shir looga hadlayo horumarinta hanaanka garsoorka dalka

0 Visits: 925 | Saturday January 16, 2016 - 19:07:06
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta furay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah oo lagu keydiyo kiisaska loo keeno xeer ilaalinta dalka. Shirka waxaa ka qeybgalay wasiirka Cadaaladda, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, aqoonyahanno iyo aqoonyahano.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay shirka Madasha Wada tashiga oo la filayo in war murtiyeed laga soo saaro

0 Visits: 822 | Saturday January 16, 2016 - 18:52:20
Madaxda Soomaalida ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah iyo isu soo dhowaansho, si ay ugu yaraan u gaaraan saacadaha soo socda is faham ku aadan nooca doorasho ee dalka ka dhici doonto, kadib markii shirarkii labadii maalmoodee la soo dhaafay u socday aan wax is afgarad ah laga gaarin.

Read More »

Kenya oo si adag kaga digtay in barraha Internet-yada lagu baahiyo sawirada askarta lagu laayay Ceelcadde

0 Visits: 804 | Saturday January 16, 2016 - 18:48:36
Xukuumadda Nairobi, ayaa waxay si xoogan kaga digtay in barraha bulshada lagu baahiyo sawirada meydadka iyo dhaawacyada Ciidanka Militariga Kenya, ee Jimcihii lagu laayay weerarkii ka dhacay Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.

Read More »

Al Shabaab oo amartay in xabaal wadareed loo sameeyo Ciidanka Kenya iyo meydad kale oo la soo bandhigay

0 Visits: 827 | Saturday January 16, 2016 - 18:42:34
Al Shabaab, ayaa waxay maanta amartay in xabaal wareed loo sameeyo Ciidankii Militariga Kenya, ee lagu laayay Degmada Ceelcadde iyo goobaha kale ee ku dhow dhow.

Read More »

Shirkii Kismaayo oo lagu kala Kacay iyo Xaflad Sagootin ah oo Xalay loo qabtay Madaxdii ka qeyb gashay

0 Visits: 841 | Saturday January 16, 2016 - 11:49:41
Shirkii Kismaayo ayaa soo xirmay iyadoo aysan madaxdii Soomaalida ku gaarin Natiijo la taaban karo muddo 2 cisho ah oo ay fadhiyeen. sidii la wada ogaa Maamul kasta wuxuu goobta la tagay qorshihii uu kala yimid Maamulkiisa iyadoo Dadka soomaaliyeed ay ka dhursugayeen Natiijada ka soo bixi karta Shirka…

Read More »

Shirkadda nooleenta dhulka banaan oo qalab dhismo ku wareejisay saldhiga booliska degmada Kaaraan "SAWIRRO"

0 Visits: 1212 | Saturday January 16, 2016 - 11:44:27
Shirkadda nooleenta dhulka banaan ayaa maanta qalab dhismo ku wareejisay saldhigga degmada Kaaraan si dib u dayactir loogu sameeyo. Qalabka loogu deeqay saldhigga Kaaraan ayaa ka koobnaa Lix boqol oo bulakeeti ah oo loogu talagalay in dib u dayactir loogu sameeyo dhismaha saldhiggaasi.

Read More »

Madaxweeynaha Soomaaliya oo dowladda Kenya uga tacsiyeeyay qasaarihii shalay gaaray ciidamadooda

0 Visits: 840 | Saturday January 16, 2016 - 11:00:48
Madaxweeynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max'uud oo xalay ka qeybgalay bandhig faneed xalay lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Kenya uu uga tacsiyeeynayo qasaarihii ciidamadooda kasoo gaaray weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada…

Read More »

Shirkii Kismaayo oo aan wali is-afgarad lagu gaarin iyo Madaxda oo lagu wado in maanta ka soo tagaan

0 Visits: 914 | Saturday January 16, 2016 - 10:50:43
Shirkii Madasha wada tashiga qaran ee labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada KIsmaayo ayaa soo xirmay, iyadoo Madaxdii Soomaalida ku gaarin is af-garad, kadib markii labadii cisho ee u dambeysay lahaayeen kulamo wada tashi ah oo looga hadlayay nooca doorasho ee dalka ka dhici karta.

Read More »

Xaalada deegaanka Ceel-Cadde oo saaka degan iyo diyaaradaha Kenya oo baadigoobayo askar la la'yahay

0 Visits: 919 | Saturday January 16, 2016 - 10:48:50
Xaalada deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo ayaa saaka ah mid degan, kadib markii shalay Al-Shabaab weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada AMISOM ee Kenya ku qaaday halkaas. Waxaa deegaanka ka barakacay dadkii rayidka ahaa ee ku sugnaa, iyadoo laga cabsi qabo in mar kale dagaalo ka dhacaan.

Read More »

QM oo sheegty inay baarayso tirada ciidamada Kenya looga dilay deegaanka Ceel-Cadde

0 Visits: 802 | Saturday January 16, 2016 - 10:47:21
Ban Ki Mun Xoghayaha guud ee QM ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarakada Al-Shabaab ay subaxnimadii Jimcaha ku qaaday saldhiga ciidamada Kenya ee AMISOM ay ku lahayeen degaanka Ceel Cade.

Read More »

15-01-2016 GOLAHA WASIIRADA EE DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYEED OO ANSIXIYEY XEERKA DIIWAANGELINTA SHIDAALKA{War Saxaafadeed}

0 Visits: 811 | Saturday January 16, 2016 - 10:20:52
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Khamiistii oo taariikhdu ahayd 14ka Janaayo 2016 ansixiyey Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka. Ujeeddada loo abuuray xeerkani waxay tahay sidii macluumaadka khuseeya heshiisyadii iyo wixii la mid ah ee ay shirkaduhu horey u haysteen loo diiwaangelin…

Read More »

Tr. January 16,2016 Muqdisho - SoomaaliyaWar saxaafadeed -

0 Visits: 842 | Saturday January 16, 2016 - 10:10:25
Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynayaan weerarka daran ee aan cafiska laheyn ee kooxda argagaxisada Al Shabaab ay ku qaaday shalay saldhigga ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo . Annaga oo si gaar ah u garwaaqsan , lana qeybsaneyna…

Read More »

Madaxweynaha Kenya oo xaqiijiyay in Askar badan Shabaab ay ka dileen

0 Visits: 925 | Saturday January 16, 2016 - 09:49:27
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyey in tiro ka mid ah ciidamada Kenya la dilay markii Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada Amisom ay ku lee yihiin deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 16-KA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 980 | Saturday January 16, 2016 - 09:43:05
MADAXWEYNAHA: "FALALKA FULEYN IMADA AH EE KOOXDA AL SHABAAB MA HAKIN DOONAAN HAWLGALLADA MILATERI EE DALKA LOOGA SIFEYNAYO ARGAGIXISADA" Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go'an inay si buuxda ugala qeyb qaadato waddamada gobolka dagaalka lagula jiro argagixisada Al Shabaab oo…

Read More »

Madaxweynaha: "Falalka fuleynimada ah ee kooxda Al Shabaab ma hakin doonaan hawlgallada milateri ee dalka looga sifeynayo argagixisada"

0 Visits: 807 | Friday January 15, 2016 - 20:17:14
Kismaayo, 15 January 2016: Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go'an inay si buuxda ugala qeyb qaadato waddamada gobolka dagaalka lagula jiro argagixisada Al Shabaab oo khatar ku ah nabadgelyada Soomaaliya ,iyo tan gobolka.

Read More »

AMISOM oo ka hadashay Weerarkii Al-shabaab ay ku beegsatay saldhigooda Ceel-cadde ee Gedo

0 Visits: 825 | Friday January 15, 2016 - 20:15:19
Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna madaxa Ciidamada AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa Weerarkii ay saakay Al-shabaab ku qaadday saldhiggooda deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo si adag u cambaareeyay.

Read More »

SIERRA Leone oo mar kale lagu Arkay kiis cusub oo ah Virus-ka uu ka dhasho Cudurka EBOLA

0 Visits: 873 | Friday January 15, 2016 - 20:11:23
Sarkaal ku sugan waddanka Sierra Leone ayaa sheegay in Fayruska dhaliya Cudurka EBOLA laga helay maydka qof uu cudurkan dilay, kaddib hal maalin markii ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ay ku dhawaaqay in laga cirib-tiray cudurka Ebeola gobolka Galbeedka Afrika.

Read More »

C/wali Sheikh Axmed oo Wel wel ka muujinaya Natiijada ka soo bixi karta shirka Kismaayo

0 Visits: 918 | Friday January 15, 2016 - 20:02:59
Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane C/wali Sheikh Axmed Max'ed ayaa ka hadlay shirka Wadatashiga Qaran ee ka soconaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose,wuxuu sheegay iney ka wal walsan yihiin sida hada wax u socdaan.

Read More »