Wararka

WATAAC: "Tartanka runtii wuxuu ahaa mid aad u kulul, waxaana soo gaarnay kaalin wanaagsan"

0 Visits: 731 | Monday January 18, 2016 - 20:07:40
Magaalada Mahe ee wadanka Seychelles waxaa lagu soo gabagabeeyay tartanka ciyaarta Chess-ka ee dhallinyarada dalalka Afrika 2015-ka, iyadoo kooxaha ka qeeyb galay ay ka mid ahaayeen ciyaartoy ka socotay xiriirka Shataranjiga Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Buula-burte

0 Visits: 752 | Monday January 18, 2016 - 19:43:54
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Yuusuf Daba-geed] oo ay wehliyaan xubno isugu jira Wax-garad iyo saraakiil ciidan ayaa maanta gaaray degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan.

Read More »

KENYA: Qiyaastii 80 Ciidankeena ka tirsan ayaa ku waxyeeloobay weerarkii saldhigga Ceel-cadde

0 Visits: 719 | Monday January 18, 2016 - 19:37:13
Dowladda Kenya ayaa shaacisay markii ugu horreysay in qiyaastii 80-Askari oo ka tirsan ciidamadooda ay ku Wax-yeelloobeen Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday Jimcihii lasoo dhaafay saldhigga ciidamada Kenya ee Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo.

Read More »

Imaaraadka Carabta oo Maamulka Koofur Galbeed ku wareejisay 10-Gaadiid

0 Visits: 809 | Monday January 18, 2016 - 19:25:04
Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Maxamed Axmed Al-Cuthman ayaa maanta ku wareejiyay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan 10 baabuur oo isugu jira gaadiidka ciidanka, ambalaas, gaari booyad ah iyo hal gaari oo kuwa aan xabadaha karin.

Read More »

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka

0 Visits: 692 | Monday January 18, 2016 - 19:17:17
Muqdisho, 18 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka ee looga hadlayey nooca doorasho ee dalka ku habboon.

Read More »

R.Wasaare Cumar oo Cambaareeyey weerarkii Argagixiso ee lagu qaaday Ciidamadda AMISOM ee ku sugan Ceel-Cadde

0 Visits: 841 | Monday January 18, 2016 - 19:12:47
Muqdisho, January 18, 2016------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen fariisin ay Ciidamadda AMISOM ee ka socda dalka Kenya iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliya…

Read More »

Madaxweynaha oo maanta kulankii ugu horreeyay la yeeshay Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya

0 Visits: 766 | Monday January 18, 2016 - 19:05:32
Muqdisho, 18 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wakiilk cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Michael Keating.

Read More »

Tiro Muwaadiniin Mareykan ah oo lagu afduubtay magaalada Baqdaad

0 Visits: 861 | Monday January 18, 2016 - 11:39:45
Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa xaqiijisay in tiro muwaadiniin Mareykan ah la afduubtay, kuwaasoo aan la ogeyn meel jaan iyo cirib la geeyay.

Read More »

Faah faahin dheeraad ah oo laga helaayo Ciidankii Kenya ee lagu laayay weerarkii Ceelcadde

0 Visits: 904 | Monday January 18, 2016 - 11:25:01
Inkastoo aanay weli Dowladda Kenya xaqiijin tirada rasmiga ah ee Ciidankeeda Militariga looga dilay weerarkii Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa dhanka kale soo baxaaya warar sheegaaya in Ciidankan ay muddo laba toddobaad ah ku sugnaayeen Xeradii lagu weeraray.

Read More »

DAAWO MUUQAAL: Shirkii madaxda Soomaaliyeed uga socday Kismaayo oo la isku fahmi waayay

0 Visits: 878 | Monday January 18, 2016 - 11:21:29
Waxaa maanta soo gabagaboobay shirweeynihii qaran ee looga tashanayay aayaha Soomaaliya, kaa oo ay kasoo qeybgaleen madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Read More »

RW: Itoobiya "Waxaan sii wadi doonaa taageerada aan siino dowladda Soomaaliya.."

0 Visits: 846 | Monday January 18, 2016 - 11:15:46
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Hayla Maryam Desalin ayaa sheegay in dalkiisa uu sii wadi doono taagerada ay siinayaaan Xukuumadda Soomaaliya oo la dagaalamaysa Xarakada Al-shabab una socotana sidii dalka dhamaantiisa uga ceeyrin lahayd.

Read More »

Wasiirka A. Gudaha oo saaka ku wajahan Jowhar iyo wajiga labaad ee shirka oo la guda galayo

0 Visits: 919 | Monday January 18, 2016 - 10:30:37
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar, halkaasoo ay taallo gogosha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Read More »

Askari Kenyan ah oo gacanta ugu jira Al Shabaab oo ka hadlay weerarkii Degmada Ceelcadde

0 Visits: 901 | Monday January 18, 2016 - 10:17:37
Askarigan oo lagu magacaabo Lawrence Rinui Kamau, ayaa ka mid noqday ugu yaraan 12 askari oo ay gacanta ku dhigeen Xoogaga Ururka Al Shabaab, markii ay Jimcihii cagta mariyeen Xeradii ay ku lahaayeen Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.

Read More »

Mareykanka oo taageero dheeraad ah siinaya Ciidamada Kenya

0 Visits: 793 | Monday January 18, 2016 - 10:06:11
Mareykanka ayaa cambaareeyay weerarkii jimcihii la soo dhaafay ay Al-Shabaab ku qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM ku lahaayeen deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo.

Read More »

Laba askari oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 956 | Monday January 18, 2016 - 09:57:21
Laba ka mid ah Ciidamada Dowladda Somaliya, ayaa waxaa xalay lagu dilay Degmada Dharkiinley Ee Gobolka Banaadir, iyadoo dhinaca kalana laga qaatay qoryihii ay wateen. Nin degan agagaaraha Masaajidka Sheekh C/xafiid ee xaafadda Kuweyt, ayaa sheegay in dabley ku hubeysneyd qoryaha daran-dooriga u dhaca,…

Read More »

Kenya oo bilowday howlgal Cir iyo Dhul ay ku baadigoobeyso askarta ka maqan

0 Visits: 818 | Monday January 18, 2016 - 09:50:36
Dowladda Kenya ayaa bilowday howl gal ballaaran oo ay ku baadigoobeyso askar uga luntay weerarkii jimcihii la soo dhaafay Al-Shabaab ku qaaday saldhig Ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceel-Cadde ee Gobolka Gedo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 18-KA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 1425 | Monday January 18, 2016 - 09:28:55
SHIRKII MADASHA WATASHIGA OO LAGU SOO GEBAGEBEEYAY KISMAAYO Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Kis maayo ayaa shalay la soo gaba gabeeyay, iyadoo lagu balamay kulamo kale. Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke R/wasaaraha dalka ayaa warbaahinta u…

Read More »

R.W. kuxigeenka oo ka qeybgalay munaasibad lagu taageerayay Barnaamijka Aada dugsiyada

0 Visits: 985 | Sunday January 17, 2016 - 19:46:24
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Daljirka Dahsoon, taas oo taageero loogu muujinayey horumarinta Barnaamijka Aada Dudgsiyada (Go to School).

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 970 | Sunday January 17, 2016 - 08:29:25
WARARKII UGU DAMBEEYAY SHIRKA MADASHA WADA TASHIGA OO LA FILAYO IN WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARO.. Madaxda Soomaalida ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah iyo isu soo dhowaansho, si ay ugu yaraan u gaaraan saacadaha soo socda is faham ku aadan nooca doorasho ee dalka ka dhici doonto, kadib markii shirarkii…

Read More »

Diyaaradaha Kenya oo duqeymo ka wada deegaanada ku dhow dhow Degmada Ceelcadde

0 Visits: 1000 | Saturday January 16, 2016 - 20:29:15
Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya, ayaa waxay saakay illaa galabta ay duqeymo ka wadaan deegaanada ku dhow dhow Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo. Diyaaradaha Kenya ayaa beegsanaaya Xoogaga Ururka Al Shabaab, oo tan iyo shalay ku sugan Ceelcadde iyo goobaha kale ee ku dhow dhow.

Read More »