Wararka

Wasiirka Dastuurka: " Sanadkaan waxaan ka gudbi doonnaa Dastuurka KMG ah

0 Visits: 896 | Tuesday January 19, 2016 - 18:20:18
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo xalay ka qeyb galayay Barnaaamijka Bandhigga Tv-ga Qaranka ayaa sheegay in qorshaha Dowladda ee ku Aadan Dastuurka dalka uu yahay mid meelwanaagsan maraya lana rajeynayo in sannadkan gudihiisa laga gudbo Dastuurka kmg-ka…

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Midowga Yurub

0 Visits: 801 | Tuesday January 19, 2016 - 18:12:44
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota Midowga Yurub oo uu hoggaaminayay General Antonio Maggi Taliyaha Ururka Midowga Yurub ee tababarada siiya Ciidamada Xoogga dalka, waxaana ay ka wada hadleen…

Read More »

Madaxweynaha iyo Madax kale oo ka qeyb galeysa caleema saarka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed

0 Visits: 783 | Tuesday January 19, 2016 - 18:07:29
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha Galmudug, Madaxweynaha Koofur Galbeed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo madax kale oo ka socota Beesha Caalamka ayaa ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Guddoomiyaha Baarlamaanka…

Read More »

Qaar ka mid ah Beelaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka hor-yimid qeybinta Odayaasha soo xulaya Ergada

0 Visits: 837 | Tuesday January 19, 2016 - 18:03:05
Qaar ka mid ah beelaha dega gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa ka biyo diiday qaabka ay u qeybisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oday dhaqameedyada soo xulaya ergada ka qeybgalaysa shirka maamul u sameynta Labada Gobol.

Read More »

Shiinaha oo Sanadkan hoos uga dhacay Kobaciisa dhaqaalaha 25 Sano ka dib

0 Visits: 860 | Tuesday January 19, 2016 - 17:57:43
Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kobcay boqolkiiba 6.9 sanadkii la soo dhaafay ee 2015, oo haddii la barbar dhigo sanadkii kaasi ka horreeyay oo uu kobacu ahaa boqolkiiba 7.3, aya waxa uu kobocan noqonayaa midkii ugu hooseeyay muddo 25 sana ah.

Read More »

Sanadguuradii 10aad ee aasaaskii Daladda Bulshadda Rayidka ee Ex Banaadir oo Muqdisho lagu Qabtay

0 Visits: 1026 | Tuesday January 19, 2016 - 12:08:31
Munaasabad Balaaran oo lagu maamuusaayay sanadguuradii 10 aad ee ka soo wareegtay aas aaskii Daladda Ururadda Bulshadda Rayidka ah ee Ex Banaadir ayna ka qeyab galeen Masuuliyiin ay ka mid yihiin Ra'iisal Wasaarihii hore ee dawladda Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi, Xildhibaano hore ee soo maray…

Read More »

Danjire Kay: "Soomaaliya waa ka dhici karaa dagaalkii Gaalkacyo oo kale, balse ma aha mid burburinaya hannaanka Federaalka"

0 Visits: 754 | Tuesday January 19, 2016 - 12:02:42
Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u fadhiyay dalka Soomaaliya Danjire Nicholas Kay oo ku sugan magaalada London ee wadanka Ingiriiska ayaa ka hadlay isbedelka siyaasadeed ee ka socda Soomaaliya, hannaanka federaalka iyo dagaalada ururka Al-Shabaab.

Read More »

Nairobi oo lagu Qabtay Lacag Been-abuur ah oo ka badan Boqol Bilyan oo Shilling (SAWIRRO)

0 Visits: 956 | Tuesday January 19, 2016 - 11:51:13
Booliska Kenya, ayaa gacanta ku dhigay lacag been abuur ah oo lagu qiyaasay 112 Bilyan oo Shilling-ka Kenya ah, taasoo la damacsanaa in si tuuganimo ah loogu ganacsado.

Read More »

Uhuru Kenyatta oo baadigoobayo isbahaysiga dalalka deriska, si ay guluf ugu qaadaan Alshabaab.

0 Visits: 807 | Tuesday January 19, 2016 - 11:24:52
Uhuru Kenyatta ayaa si carro leh uga hadlay weerarkii ay Alshabaab dhawaan ku qaadeen Saldhig ay Askarta Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo, wuxuuna sheegay inaan marnaba Ciiddankiisa laga soo saari doonin Somalia.

Read More »

Korneyl Aadan Rufle oo sheegay caradii Kenya ay ka qaaday weerarkii Ceelcadde inay ku laysay dad shacab ah

0 Visits: 800 | Tuesday January 19, 2016 - 11:05:45
Tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii Subaxnimadii Jimcaha ee aynu soo dhaafnay Shabaab ay ku qaaden Saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo, ayaa Diyaaradaha Dagaalka Kenya waxa ay Duqeymo aanan kala joogsi laheyn ka wadeen Deegaano ku dhaw Degmada Ceelcadde.

Read More »

Baarlamaanka Britain oo ka doodaya in Musharaxa Donald Trumb laga manuuco inuu dalkaas galo

0 Visits: 874 | Tuesday January 19, 2016 - 11:02:45
Xildhibaanada Baarlamaanka Britain ayaa ka doodaya in Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trumb laga mamnuuco inuu soo galo dalkaas. Kulan saacado badan qaatay oo Xildhibaanada yeesheen ayaa waxay ka doodeen codsi ay saxiixeen 570 kun oo ruux, kuwaasoo dalbanayay in Mr Trump laga mamnuuco inuu yimaado…

Read More »

Kenya "Daacish ayaa ku lug leh weerarkii Degmada Ceelcadde"

0 Visits: 830 | Tuesday January 19, 2016 - 10:55:02
Kenya, ayaa waxay dareen wayn ka qabtaa in Ururka Daacish uu ka dambeeyay weerarka uu dhiigga badani ku daatay, ee Jimcihii lagu qaaday Xerada Ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Degmada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo.

Read More »

Kulamo looga arinsanayo soo xulista Ergooyinka iyo qaabka loo qeybsanayo oo ka socda Jowhar

0 Visits: 754 | Tuesday January 19, 2016 - 10:48:02
Kulamo looga arinsanayo soo xulista Ergooyinka ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe iyo sida beelaha u qeybsanayaan ayaa ka socda magaalada Jowhar, iyadoo wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Odawaa ay shalay gelinkii dambe gaareen magaalada.

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo si kulul u weydiiyay Dowladda Kenya inay shaaciso tirada Askarta lagu dilay weerarkii Ceelcadde

0 Visits: 762 | Tuesday January 19, 2016 - 10:44:22
Iyadoo weli Dowladda Kenya aysan si rasmi ah u shaacin inta uu la eeg yahay Khasaaraha ciidanka Kenya ka soo gaaray weerarkii Abaabulnaa ee Shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Degmada Ceelcadde, ayaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya waxa ay si kulul u weydiisteen Dowladda Kenya inay shaaciso Tirada…

Read More »

Maydadka Askar Kenyaan lagu dilay Weerarkii Ceel-cadde oo la geeyey Nairobi {DAAWO SAWIRRADAAN}.

0 Visits: 955 | Tuesday January 19, 2016 - 10:34:00
Abaarihii 10-kii Fiidnmimo ee xalay Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi ka degatay Diyaarad Xamuul oo waday maydadka 4 Askari oo ka tirsan Ciiddankii Kenyaanka ee lagu dilay weerarkii ay Alshabaab dhawaan ku qaadeen Saldhig ku yaalla Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Read More »

Wakiilka Qaramada Midoobe ee Somaliya oo la wareegay Xafiiska Shaqada (SAWIRRO)

0 Visits: 981 | Tuesday January 19, 2016 - 10:27:55
Wakiilka cusub Qaramada Midoobe ee Somaliya, Amb. Michael Keating oo Isniintii shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu la wareegay Xafiiska Shaqada.

Read More »

Shariif Xasan Sheekh Aadan "Ilaa Somalida laga tiriyo waxaan taageersanahay nidaamka 4.5"

0 Visits: 734 | Tuesday January 19, 2016 - 10:21:57
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay mar waliba taageersan yihiin in wax lagu qaybsado Nidaamka 4.5.

Read More »

(WARBIXIN):- Alshabaab oo gacanta ku dhigay Taliyihii Ciiddanka Kenya ee Saldhigga Ceel-cadde iyo Saraakiil kale.

0 Visits: 763 | Tuesday January 19, 2016 - 09:54:00
Waaberigii hore ee Jimcihii la soo dhaafay, Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo lagu qiyaasay ilaa 400 oo ruux ayaa waxay dagaal qorsheysan kula jarmaadeen Saldhigga Ciiddanka Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 850 | Tuesday January 19, 2016 - 09:41:23
MADAXWEYNAHA OO DIB UGU SOO LAABTEY MUQDISHO, KA DIB MARKII UU MAGAALADA KISMAAYO KAGA SOO QEYBGALEY MADASHA WADATASHIGA QARANKA Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo…

Read More »

Shabaab oo dilay Ciidamo Kenyan ah oo hor leh

0 Visits: 901 | Monday January 18, 2016 - 20:31:09
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya aaga Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo, ciidamada Shabaab ayaa dilay Afar Askari oo hor leh oo ka tirsan ciidamada dalka Kenya.

Read More »