Wararka

Tahriibayaal Xeebaha Somaliland lagu Qabtay

0 Visits: 992 | Saturday January 09, 2016 - 10:16:14
Dadkan ayaa markii la qabanayey isugu jiray 72 qof oo nool iyo 7 qof oo meyd ah, waxaana kadib geeriyooday qaar ka mid ah dadkii la qabtay. WASHINGTON DC—

Read More »

HRW: 140 Qof Ayaa Lagu Dilay Ethiopia

0 Visits: 899 | Saturday January 09, 2016 - 10:12:19
Qiyaastan cusub oo ay bixisay Human Rights Watch, ayaa laba jabaar ka badan tii laga soo weriyey bishii tagtay. WASHINGTON DC— Koox u ololeysa xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in ciidamada amamanka Ethiopia ay ugu yaraan 140 qof ku dileen gobolka Oromada intii ay socdeen dibadbaxyo ka dhan ah dowladda.

Read More »

Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama

0 Visits: 816 | Saturday January 09, 2016 - 10:08:04
C/raxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha makhaayaddaha Afro Deli oo ku yaalla gobolka Minnesota, kana mid ah ganacsatada sida dhow ula shaqeeya bulshada Somalida ee ku dhaqan gobolkaasi ayaa lagu casuumay inuu ka qayb galo khudbadda uu madaxwaynaha Maraykanku sanad walba jeediyo ee

Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo ka qaybgalay xaflad lagu xusaayay 2-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gaas la doortay (SAWIRRO)

0 Visits: 789 | Saturday January 09, 2016 - 10:02:19
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, wuxuu kaga qaybgalay xaflad lagu xusaayay labo sano guuradii ka soo wareegatay markii xilka loo doortay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas).

Read More »

Sarkaal ka tirsan Shabaab oo Kenya lagu qabtay

0 Visits: 885 | Saturday January 09, 2016 - 09:56:18
Sarkaal ka tirsan Ururka Shabaab, gaar ahaan qaybta ka howlgasha Magaalada Mombasa ee dalka, ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidamada Booliska Magaalada Mombasa, sida ay sheegeen Saraakiisha ciidanka ammaanka.

Read More »

Rag lala xiriirinaayo Daacish oo weeraray Hoteel ku yaallo dalka Masar

0 Visits: 873 | Saturday January 09, 2016 - 09:53:12
Rag lala xiriirinaayo Ururka Daacish, ayaa weerar waxa ay ku qaadeen Hotel ku yaallo magaaladda loo dalaxiiska tago ee Hurghada ee dalka Masar. Weerarka raggaan ay ku qaadeen Hotelka, ayaa waxa ay u adeegsadeen tooreey, waxaana ay galeen Hoteelka lagu magacaabo Bella Vista oo ah Hoteelka ay weerarka…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 2282 | Saturday January 09, 2016 - 09:40:49
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XARIGA KA JARAY GARONKA DIYAARADAHA BOSAASO Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaarada ha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soo maaliya iyo Geeska Afrika, ka ib munaasa bad ka dhacday garoonka.

Read More »

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arrimaha Gudaha oo booqday Jowhar(Sawiro)

0 Visits: 817 | Saturday January 09, 2016 - 01:30:59
Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahin iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa shalay booqasho ku tegey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Shirweynaha Guddiga Olombikada Soomaliya oo lagu qabtay magaalada muqdisho + Sawirro

0 Visits: 937 | Friday January 08, 2016 - 22:54:25
Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Maxed C/laahi xasan nuux , Xildhibaano, wasiiro hore , maamulka gobolka Guddiga Fulinta Gos, Madaxda Xiriirada, Ururuada , Zoonanka gobolada dalka iyo marti sharaf kale.

Read More »

Guddoomiye Jawaari oo ka warbixiyay kulamadii Dhuusamareeb ka dib markii uu ka soo laabtay safarka

0 Visits: 848 | Friday January 08, 2016 - 22:42:45
Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawaari" iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu ka mid yahay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka ay ku sugnaayeen 24 saac ee la soo dhaafay, magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay ka warbixiyeen kulamadii…

Read More »

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo Maanta u Magacaabay Mucaaradka Tiro Xildhibaanno ah

0 Visits: 900 | Friday January 08, 2016 - 20:16:44
Madaxweynaha dalka Koonfurta Suudaan, Salva Kiir ayaa 50-xildhibaan oo mucaaradka ka imaanaya magacaabay Jimcaha maanta ah, iyadoo la filayo inuu sidoo kale magacaabo Wasiirro ka imaanaya mucaaradka, taasoo la sheegay in ay qayb ka tahay heshiis lagu soo afjarayo dagaallada sokeeye ee ka socday dalkaas…

Read More »

QM oo warar ka soo saartay wadahadalka laga dhex wado Galmudug iyo Ahlu Sunna .

0 Visits: 820 | Friday January 08, 2016 - 19:24:21
War qoraal ah oo laga soo saaray xafiiska Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee magaciisa loo soo gaabsho UNSOM ayaa waxaa looga hadlay dhex dhexaadin uu urur goboleedka IGAD ka dhex wado M/mulka Galmudug iyo kan Ahlu Sunna Waljameeca oo labada ka jira gobolada dhexe ee dalka.

Read More »

Booliska Faransiiska oo toogasho ku dilay nin mindi ku hubeysnaa (SAWIRRO)

0 Visits: 988 | Friday January 08, 2016 - 19:00:18
Ciidanka Booliska Magaalada Paris, ayaa waxay Khamiistii ka hortaggeen nin mindi ku hubeysnaa, oo doonaayay inuu gudaha u galo Saldhig Boolis oo ku yaala Magaaladaasi.

Read More »

Axmed Madoobe oo dhaliilay booqashada Jawaari ee Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 838 | Friday January 08, 2016 - 18:48:59
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo booqasho ku joogga Magaalada Cadaado, ayaa wuxuu dhaliilay booqashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu ku tagey Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Xiisada Sacuudiga iyo Iiraan oo sii xoogeysatay

0 Visits: 886 | Friday January 08, 2016 - 18:31:22
Xiisada u dhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Iiraan ayaa sii xoogeysatay, markii Iiraan ay dacwad ka dhan ah Sacuudiga u gudbisay Qaramada Midoobey.

Read More »

Xisbiga Kulan oo ka tacsiyadeeyay geeridii Nabadoon Muumin Caanoy oo lagu aasay Hiiraan

0 Visits: 904 | Friday January 08, 2016 - 18:22:30
Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulan Mudane Muxyadiin Maxamed Xaaji Ibraahim, Dhamaan Golaha Fulinta Xisbiga, Garabyada Xisbiga kulan sida; Garabka Dhalinyarada, Haweenka, iyo Ardayda iyagoo isku duuban waxay Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timidTalaado 05/01/2015,…

Read More »

Turkiga oo sheegay in saldhig Milateri uu ka sameysanayo Soomaaliya

0 Visits: 858 | Friday January 08, 2016 - 18:20:02
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in saldhig milateri ay ka sameysanayaan Soomaaliya, taasoo qeyb ka ah balan-qaad ay horey u sameysay oo ahaa in dowladda Soomaaliya ka taageerayaan dhismaha iyo tayeynta Ciidamada qalabka sida.

Read More »

Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay Galbeedka Wadanka Libya (SAWIRRO)

0 Visits: 928 | Friday January 08, 2016 - 17:59:44
Weerarkan, ayaa ka dhacay Xarun Ciidanka Booliska lagu tababaro oo ku taala Magaalada Zliten Ee Galbeedka Wadanka Libya. Xarunta la weeraray waxaa lagu magacaabaa Al-Jahfal.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Boosaaso (Sawirro)

0 Visits: 854 | Friday January 08, 2016 - 17:53:36
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika, kadib munaasabad ka dhacday garoonka.

Read More »

Marwda Koowaad ee Madaxweynaha oo qalab dhismo ugu deeqday xarunta wasaaradda howlaha guud

0 Visits: 1125 | Thursday January 07, 2016 - 23:25:57
Marwada koowaad ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa deeq qalab dhisme ahgaarsiisay xarunta Wasaradda Howlaha guud oo hadda dhismaheedu ka socdo Muqdisho.

Read More »