0 Visits: 876 |
Monday October 12, 2015 - 10:22:59
Diyaarad nooca Helicopter ah oo ay leedahay Dowlada UK oo kamid ah ciidamada NATO ee Afghanistaan ayaa ku soo dhacday Airporka Militariga ee Magaalada Kabul.
0 Visits: 842 |
Monday October 12, 2015 - 10:20:39
Hey'adda Batroolka iyo Macdanta Puntland ayaa qaadacday soo jeedinta Kooxda Qaramada Midoobey u qaabilsan la socodka cunaqabateynta Hubka saaran Soomaaliya iyo Eritrea ee ahaa in xayiraad la saaro heshiiyada shidaalka, si aanay qal qal u galin xasiloonida dalka.
0 Visits: 1056 |
Monday October 12, 2015 - 10:03:44
Ka dib dadaal badan oo loo galay sidii dib loogu fasixi lahaa Xarunta Universaltv Ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa xalay suurta gashay in Dowladda Somaliya ay fasaxdo.
0 Visits: 1036 |
Monday October 12, 2015 - 01:42:22
Markab dagaal oo laga leedahay dalka Spain ayaa ka badbaadiyay muhaajiriin fara badan oo doomo la socday Mediterranean-ka, kuwaasoo ka ambabaxay dalka Liibiya kuna socday Talyaaniga, waxaana ku jiray sagaal qof oo Somali ah.
0 Visits: 1085 |
Monday October 12, 2015 - 00:14:21
Warbixin ciwaan looga dhigay 'I am my Father's son' oo lagu daabacay wargeyska saddex biloodlaha ah ee AMISOM ayaa lagu xusay in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Uganda Idi Amin Dada uu ka tirsan yahay ciidamada qalabka sida ee dowladda Somalia.
0 Visits: 975 |
Saturday October 10, 2015 - 18:35:19
Xeer-ilaayaha Guud ee Qaranka Somalia, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qoraal uu soo saaray maanta kaga hadlay qorshaha ay Kenya ku doonayso inay isku hor-taagto dacwadda badda ee Somalia ay horay ugu gudbisay Maxkamadda ICJ u gudbisay.
0 Visits: 931 |
Saturday October 10, 2015 - 12:53:41
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-10-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug , kadib markii uu ka soo laabtay safar shaqo oo uu ku tagay Dalka Kenya.
0 Visits: 1003 |
Saturday October 10, 2015 - 12:48:25
Labo qarax oo ka dhacay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa la soo warinayaa inay ku dhinteen dad gaaraya 20 ruux ,kuwaasi oo ku sugnaa madal uu ka socday Banaanbax.
0 Visits: 968 |
Saturday October 10, 2015 - 12:45:09
Ciidanka Maamulka Yahuudda, ayaa haweeney reer Falastiin ahayd waxay ku dhex dileen goob basaska laga raaco, ka dib markii ay ku eedeeyen in mindi ku hubeysneyd.
0 Visits: 1104 |
Saturday October 10, 2015 - 11:34:25
Farxadii aan Doowlada u heynay waxaa beddelay Foolkaduud waxaana ku fiirineynaa il careysan Afrikaanku aduunyada inteeda kale dib ayeey uga dhaceen Soomaaliya Afrikada kale dib ayeey uga dhacady.
0 Visits: 1205 |
Saturday October 10, 2015 - 11:24:11
Mogadishu, 10 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.