Wararka

Daawo Sawirada: Qaraxa Ismiidaaminta ee ka dhacay Maqaayada Hooyooyinka

0 Visits: 917 | Saturday January 02, 2016 - 17:40:20
Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku geeriyootay oo uu ka mid yahay ninkii Isqarxiyay, weerarka Ismiidaaminta ahaa ee nin naftiis halige ah uu ku qaaday Maqaayad ku taallo Guriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliska AMISOM oo ka wada hadlay dar dar gelinta howl galada (Sawirro)

0 Visits: 822 | Saturday January 02, 2016 - 17:32:16
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM Gen. Mohammedesha, iyadoo kulankan uu ku wehliyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo saraakiil ka tirsan AMISOM. Iyadoo ay…

Read More »

Sacuudiga oo xukun dil ah ku fuliyay Sheikh Nimr al-Nimr iyo 46 ruux oo kale

0 Visits: 919 | Saturday January 02, 2016 - 17:29:14
Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa waxay maanta xukun dil ah ay ku fulisay 47 qof, oo uu ku jiro Sheikh Nimr al-Nimr, oo ahaa Wadaad caan ahaa oo ka soo jeeday Shiicada Sacuudiga.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo Tababar u furay dhalinyaro ka kala timid 17-degmo

0 Visits: 771 | Saturday January 02, 2016 - 17:24:48
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta Tababar u furay dhalinyaro ka socotay 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir, iyadoo Tababarkan ay fududeysay Ururka Kaah oo ka shaqeeya arrimaha Sama falka.

Read More »

Shabaab oo labo weerar oo fashilmay ku qaaday Magaalada Muqdisho

0 Visits: 782 | Saturday January 02, 2016 - 17:20:05
24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa labo weerar oo fashilmay Shabaabka ay ku qaadeen Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarun Dowladeed iyo goob ay fariistaan shacabka iyo Wariyeyaasha oo isla Muqdisho ku taallo.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay inuu dhowaan uu bilaabanayo howl galka Wabiga Jubba

0 Visits: 838 | Saturday January 02, 2016 - 17:16:18
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safaro uu ku tagay Itoobiya iyo Kenya ayaa sheegay in dhowaan uu bilaabanayo howl gal loogu magac daray Wabiga Jubba, kaasoo ujeedkiisa yahay sidii Al-Shabaab loogaga saari lahaa deegaanada Jubooyinka.

Read More »

Daawo Sawirada Munaasabad Ay Ku Qalinjabiyeen Arday Dhameysatay Waxbarashada Jaamacada Plasma

0 Visits: 971 | Saturday January 02, 2016 - 10:30:40
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda Plasma, iyadoo munaasabadaasi ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo qeybaha kale duwan…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo la Xisaabtamaya Golahiisa Wasiiradda

0 Visits: 887 | Saturday January 02, 2016 - 10:22:12
Xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee Garoowe ayaa waxaa ka bilowday Shirka la xisaabtanka Hay'adaha Maamulkaasi oo uu Sanadkii labaad Madaxwayne Gaas Waxqabadkoodii dhaga dhagaysanayo.

Read More »

Xaalada Degaanka Buuq-garsoor oo ay ku Dagaalameen labo Beel oo Saakay deggan

0 Visits: 889 | Saturday January 02, 2016 - 10:18:57
Wararka laga helayo Degaanka Buuq-Garsoor 50Km u jira Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Saaka lagu soo waramayaa in ay deggan tahay kadib Dagaallo Culus oo halkaasi ka dhacay.

Read More »

Qarax ka dhacay goordhaw maqaayad ku taalla Daarta Hooyooyinka

0 Visits: 803 | Saturday January 02, 2016 - 10:13:00
Qarax ayaa ka dhacay goordhaw maqaayad ku taalla daarta Hooyooyinka, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhawaac. Qaraxa ayaa loo maleynayaa in uu ahaa qof isku soo xiray walxaha qarxa oo goobta ay dadka isugu yimaadeen isku qarxiyay, lamana oga qasaraha

Read More »

Wasaaradda maaliyadda ayaa soo bandhigtay Hindisaha Daah Furnaanta Dowladda oo ay shacabka kula wadagayso xogta dowladda

0 Visits: 769 | Saturday January 02, 2016 - 09:09:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in shacabka lala wadaago xogta dowladda. Madaxweynaha ayaa sheegay in daah furnaanta iyo ilsa xisaabtanku ay asaas u yihiin miraha…

Read More »

Maamulka Gedo: Dadkii dhawaan lagu Dilay Degmada Saakoow lagama qaban Gobolka Gedo

0 Visits: 940 | Saturday January 02, 2016 - 09:05:24
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Al Qaadi oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in Dadkii dhawaan Al Shabaab ay ku laayeen Degmada Saakoow ee Gobolka Jubada Dhexe laga qab qabtay Degaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Read More »

Maamulka Sh.Hoose oo beeniyay in Ciidamada DFS ay dhac ka geystaan Magaalada Marka

0 Visits: 824 | Saturday January 02, 2016 - 08:53:23
Afhayeenka Ciidamada Dowladda ee Magaalada Marka ee Gobolka Sh.Hoose, Maxamed Rashiid Guhaad oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in Ciidamada Dowladda ay boob iyo dhac hantiyadeed ay ka geysteen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.

Read More »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyay magaalada Kismaayo ee Jubadda Hoose

0 Visits: 768 | Saturday January 02, 2016 - 08:47:11
oqolaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa la geeyay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose, kuwaasoo bedel u ah Ciidamadii Seirra Leone oo horaantii sanadkan ka baxay Soomaaliya.

Read More »

Faah faahin ka soo baxaya weerar xalay lagu qaaday Saldhiga Booliska Huriwaa

0 Visits: 866 | Saturday January 02, 2016 - 08:36:46
Dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhiga degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho, iyadoo iska hor imaad muddo socday uu halkaas ku dhex maray dableydii iyo ciidamada dowladda ee ku sugnaa saldhigaas.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 2-DA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 1220 | Saturday January 02, 2016 - 08:20:47
MADAXWEYNE XASAN OO DORRAAD TAGEY XARUNTA WASAARADDA GAASHAAN DHIGA SOOMAALIYA Madaxweynaha Jamhuriyadda Fede raalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay aa khamiistii ka qeybgaley shirka todd obaadlaha ee Ciidammada Qalabka Sida oo ka dhacay…

Read More »

Danjiraha Somalia u fadhiya Sucuudiga oo la kulmay Wasiirka Beeraha Dalka Saudi Arabia

0 Visits: 1035 | Saturday January 02, 2016 - 00:54:07
Danjiaha Soomaaliya ee Sacuudiga, Daahir Maxamuud Geelle iyo wasiirka beeraha Saudi Arabia, ayaa ku kulmay xarunta Wasaarada Beeraha ee dalka Sacuudiga.

Read More »

Wasiirka Maaliyada oo sheegay in Dowlada Lacago deyn ah lagu leeyahay

0 Visits: 937 | Saturday January 02, 2016 - 00:51:06
Wasiirka Maaliyada Xukuumada Soomaaliya Max'ed Aadan Ibraahim Fargeeti,ayaa sheegay in Dowlada lagu leeyahay lacago deymo ah oo aad u fara badan,kuwaasi oo sheegay in qaarkii ay ku leeyihiin Xawaaladaha Soomaalida iyo kuwo caalami ah.

Read More »

Dhismaha Hay'adaha Dowlada oo meelo wanaagsan maraya

0 Visits: 841 | Saturday January 02, 2016 - 00:49:21
Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hada Dowlada Soomaaliya ay ka soo kabsaneyso bur burkii soo maray,islamarkaana hala-keeyay Hay'adaha kala duwan ee Dowlada.

Read More »

Deg Deg:- Al-shabaab oo Weerar Caawa ku qaday Saldhiga Degmada Hiliwaa

0 Visits: 1003 | Saturday January 02, 2016 - 00:07:05
Weerar Qarax ku Biloowday ayaa Caawa lagu qaaday Saldhiga Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir,waxaana Saldhiga Dhowr Jaho ka soo galay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab.

Read More »