Wararka

Indonesia: Shinni ku qasabtay Diyaarad in duulimaadkeeda dib u dhaco

0 Visits: 769 | Wednesday January 06, 2016 - 18:20:44
Diyaarad laga leeyahay dalka Indonesia ayaa dib uga dhacday waqtigii ay duuli laheyd, kadib markii mid ka mid ah matoorada diyaarada ay dhex gashay Shinni.

Read More »

Max'ud Axmed Nuur Tarsan: "Al-Shabab bulshada ayay ka mid yihiin dadkuna waxay ka baqayaan in la dilo.."

0 Visits: 832 | Wednesday January 06, 2016 - 18:15:57
Max'ud Axmed Nuur Tarsan oo mar soo noqday gudoomiyaha gobolkaBanaadir iyo duqa Muqdisho oo la hadlay wargeyska The Guardian eeIngiriiska kasoo baxa kana hadlay dhawr arrimood oo xaaladda dalka kajirta ah ayaa waxaa uu sheegay in sababta keeneysa in Al-Shabab aywilli awood ku yeeshaan gudaha dalka…

Read More »

Xildhibaano Baarlamaanka Somaliya ka tirsan oo maanta loo diiday inay galaan Degmada Ceelbarde Ee Gobolka Bakool

0 Visits: 858 | Wednesday January 06, 2016 - 17:59:37
Xildhibaano Baarlamaanka Somaliya ka tirsan, ayaa waxaa maanta laga hor istaagey inay gudaha u galaan Degmada Ceelbarde Ee Gobolka Bakool. Ceelbarde waxaa daba yaaqadii bishii December looga dhawaaqay Maamul ka dhan ah Maamulka Koonfur Galbeed, oo ku magacaaban Gobolada Shabellaha Hoose, Baay & Bakool.

Read More »

Daacish oo weerar xoogan ku qaaday magaalada Xaditha ee dalka Ciraaq.

0 Visits: 772 | Wednesday January 06, 2016 - 17:54:51
Dagaalyahanada Daacish ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Istiraatiijiga ah ee Xaditha, halkaasoo boqolaal ruux lagu dilay dagaal socday saddex maalmood. Weerarka Daacish ee Xaditha ayaa yimid, 10 maalmood kadib markii laga saaray inta badan Gobolka Anbar, gaar ahaan caasimada gobolkaas ee Ramadi…

Read More »

Maxkamad ku taala Nigeria oo xukun dil ah ku riday Wadaad aflagaadeeyay Nabi Muxamed (NNKH)

0 Visits: 866 | Wednesday January 06, 2016 - 17:51:29
Maxkamad ku taala Magaalada Kano Ee Waqooyiga Nigeria, ayaa Talaadadii xukun dil ah ku xukuntay Wadaad lagu magacaabo Abdulazeez Dauda, balse loo yaqaano (Abdul Inyass), markii uu bishii May uu aflagaado kula kacay Nabi Muxamed (Caleehi Salaatu Wasalaam).

Read More »

Haweeney u shaqeysa shirkad Turkiga laga leeyahay oo Muqdisho lagu dhaawacay

0 Visits: 844 | Wednesday January 06, 2016 - 17:49:42
Haweeney ka tirsan shaqaalaha shirkad Turkiga laga leeyahay ayaa saakay ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa, kaddib markii ay soo weerareen rag hubeysan oo rasaastii ay ku fureen uu ka soo gaaray dhaawac.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo kala dhex galay Ciidamo ka tirsan dowladda oo ku dagaalamay Hodan

0 Visits: 768 | Wednesday January 06, 2016 - 17:47:15
Ciidamada ka tirsan AMISOM ayaa maanta kala dhex galay ciidamo ka wada tirsan dowladda oo maanta barqadii ku dagaalamay degmada Hodan, gaar ahaan Xaafada Zone K, iyadoo iska hor imaad muddo kooban socday uu labada ciidan dhex maray.

Read More »

Kenya oo soo bandhigtay sawirada iyo Magacyada 11 ruux oo Kenya loogu raadis badan yahay

0 Visits: 844 | Wednesday January 06, 2016 - 17:21:18
Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay mar kale Sawirada iyo magacyada Shaqsiyaad ay doon doonayso, kuwaasi oo Kenya ay sheegtay inay xiriir la leeyihiin Ururka Shabaab.

Read More »

Obama oo la ilmeeyay dhibaatada hubka ku haayo shacabka Mareykanka (Sawirro)

0 Visits: 785 | Wednesday January 06, 2016 - 09:46:53
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa la ilmeeyay dhibaatada hubka uu ku haayo shacabka Mareykanka, isagoo ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xakameynayo qaabka hub iibasashada.

Read More »

C/qani Saciid Carab oo loo magacaabay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

0 Visits: 843 | Wednesday January 06, 2016 - 09:42:33
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliya C/qani Saciid Carab ayaa loo magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Xiriirka Kubadda Cagta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 6-DA JANNAAYO 2016-KA

0 Visits: 1030 | Wednesday January 06, 2016 - 09:12:51
WASIIRKA GAASHAANDHIGGA OO DHAGAX DHIGAY WARSHAD SAMEYN DOONTA DHARKA CIIDANKA Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa daraad dhagax dhi gay Warshad casri ah oo sameyn doonta labiska Ciidanka Qalabka sida, waxaana sidoo kale furita anka Warshaddan goobjoog ka ahaa Wasiir ku…

Read More »

Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo lagu aasay deegaanka Daaro Ugaas ee duleedka Halgan

0 Visits: 792 | Tuesday January 05, 2016 - 19:20:16
Allaha u naxariistee Ugaas cabdiraxmaan ugaas khaliif Ugaas rooble ayaa maanta lagu aasay qabuuraha Daaro Ugaas ee duleedka Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan. Aaska Ugaaska ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal shacab ah oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadiisa kuwaas oo maalmahii la soo dhaafay ku…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada AMISOM

0 Visits: 884 | Tuesday January 05, 2016 - 18:51:03
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo isla soo soo qaaday sida lagama maarmaan u tahay in la bilaabo howlgallo cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo dhagax dhigay Warshad sameyn doonta dharka Ciidanka (Sawirro)

0 Visits: 768 | Tuesday January 05, 2016 - 17:12:33
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta dhagax dhigay Warshad casri ah oo sameyn doonta labiska Ciidanka Qalabka sida, waxaana sidoo kale furitaanka Warshaddan goob-joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii Safaradda Sacuudiga ku leedahay Iran

0 Visits: 759 | Tuesday January 05, 2016 - 12:56:56
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya kuna qornaa afka Carabiga ayaa lagu sheegay in weerarka lagu qaaday safaaradda Sacuudiga ee Tehran uu jabinayo heshiisyadii caalamiga ahaa ee dhinaca diblomaasiyadda ee sanadki 1961-dii lagu gaaray magaalada Vienna.

Read More »

Sacuudiga oo Dacwad ka dhan ah Iran u gudbisay QM

0 Visits: 907 | Tuesday January 05, 2016 - 12:47:38
Safirka Sacuudiga u fadhiya QM ayaa u gudbiyay ashtiko ka dhan ah dowladda Iran kaas oo ku aadan in ay ogolaatay dad careysan in ay gudaan dhismaha dowladda ay ku lahayd Tehran.

Read More »

Obama oo qaraar kasoo saaraya hubka sharci darada.

0 Visits: 856 | Tuesday January 05, 2016 - 12:46:04
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Obama ayaa qaadi doona sharciyo lagu xakameenayo hubka sharci darada ah ee ay heestaan shacabka wadankaasi.

Read More »

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Dhuusamareeb Gaaray

0 Visits: 812 | Tuesday January 05, 2016 - 12:40:56
Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Maanta gaaray degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay Gacanta ku hayso Ahlusunna Waljamaaca.

Read More »

Meydka Ugaas C/raxman Ugaas Khaliif oo loo qaaday Deegaanka Daaro Ugaas (SAWIRRO)

0 Visits: 943 | Tuesday January 05, 2016 - 12:35:08
Meydka Marxuum Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif, ayaa Saaka salaada Janaasada, waxaa lagula tukaday Garoonka Kubadda Cagta ee Laqanyo oo ku yaallo magaalada Baledweyne, waxaana halkaasi isugu yimid Boqolaal Dadweyne ah. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Qaybaha Bulshada iyo Maamulka Gobolka Hiiraan,ayaa ka…

Read More »

Baxreyn, Imaaraadka Carabta iyo Sudan oo xiriirka u jaray Iiraan

0 Visits: 864 | Tuesday January 05, 2016 - 12:15:51
Dowladaha Baxrayn, Sudan iyo Imaaraadka Carabta oo ka mid ah Xulafada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inay xiriirka u jareen dowladda Iiraan, kadib weerarkii dibad baxayaal careysan ku qaadeen Safaaradii Sacuudiga ee Tehran.

Read More »