Wararka

Xildhibaanadda Soomaaliyeed ee u taagan tartanka Madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka oo ka hadashay rajadeeda

0 Visits: 194 |
Xildhibaanad Marwo Bashiir oo ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa si faahfaahsan uga hadashay waxyaabaha ku dhaliyay iney u tartanto qabashada xilka madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka oo sanadkaan ay u tartamayaan 4 gabdhood oo Afrika kasoo jeeda. Xildhibaan Marwo Bashiir oo wareysi siisay…

Read More »