Wararka

Mareykanka: Codbixin Kusaabsan Murashaxa Uga Qeybgalaya Doorashada Guud Xisbiga Jamhuuriga

0 Visits: 770 | Wednesday February 24, 2016 - 11:36:55
Codbixintaas oo tijaabo ah ayaa waxay ka socotaa hada marka aanu warkaan qoreyno Navada, gobolkaas oo dadka u badan ay yihiin kuwoka soo jeeda qowmiyaddaloo yaqaano HISPANIC. Gobolkaan ayaa muhiimad gaar ah leh isla markaana ay ku badan yihiin dadka soo galootiga ah ee kasoo gala Mareykanka dhanka Mexico.

Read More »

Talyaaniga oo sheegay inay Soomaaliya kala shaqeyn doono Amniga iyo Hormarinta Dhaqaalaha.

0 Visits: 751 | Wednesday February 24, 2016 - 10:47:40
Paolo Gentiloni Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Talyaaniga oo ka qeyb galay shirka Madasha 6-aad ee Soomaaliya iyo Beesha caalamka ee ka socda Magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga ayaa sheegay in Dowladdiisu ay taageero siin doonto Soomaaliya.

Read More »

Erdogan: "Waxaan dhawaan Soomaaliya ka fureynaa isbitaal hooyada iyo iyo dhallaanka ah"

0 Visits: 701 | Wednesday February 24, 2016 - 10:41:26
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan ayaa ku dhawaaqay in dowladiisa ay ka hirgelin doonto magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya isbitaal loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka.

Read More »

Obama oo xirayo xabsiga Guantanamo Bay

0 Visits: 700 | Wednesday February 24, 2016 - 10:38:01
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa u gudbiyeey Golaha Kongareeska qorshe lagu xirayo xabsiga Guantanamo Bay oo ah meel uu Mareykanka u ku hayo maxaabiista loo heysto argagixisnimada.

Read More »

Madaxweyne Cabdiwali Gaas oo xalay gaaray magaalada Washinton DC

0 Visits: 741 | Wednesday February 24, 2016 - 10:35:04
Madaxweynaha maamulka Puntland ee Soomaaliya, Cabdiwali Maxamed Cali ayaa xalay gaaray caasimada Mareykanka ee Washington DC. Md. Gaas oo shalay ka amba baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sababaha uu u aaday Mareykanka lagu sheegay arrimo khaas u ah isaga.

Read More »

Madasha 6-aad ee Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka oo shalay ka furmey magaalada Istanbul

0 Visits: 696 | Wednesday February 24, 2016 - 10:27:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ku- Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa shalay shir guddoomiyey Madasha 6-aad ee Heerka Sare ee Soomaaliya iyo waddamada/hay'adaha iskaashiga la leh ee dhinaca dib u dhiska Soomaaliya (High…

Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iy Turkiga oo kulan gaar ah ku yeeshay Istanbul

0 Visits: 759 | Wednesday February 24, 2016 - 10:16:43
Istanbul, 23 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 24-KA FEBARAAYO 2016 -KA

0 Visits: 869 | Wednesday February 24, 2016 - 09:00:39
MADAXWEYNAHA OO SAXIIXAY SHARCIGA SHARCIGA KA HORTAGA LACAG DHAQIDA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hor taga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada, kaasoo dhowaan uu meel mariyay Baarlama anka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

WARBIXIN: Hay'ado Kuwa Sama-falka ah oo ka digay Khatar Caafimaad oo ku Wajahan Somalia

0 Visits: 834 | Tuesday February 23, 2016 - 20:20:42
Ugu yaraan 1.5-milyan ruux oo Soomaali ah ayaan helin Daryeel Caafimaad labadii sano ee u dambeeyay, sidoo kalena in ka badan 10-isbitaal oo Somalia ku yaalla ayaa qarka u saaran inay gabi ahaan joojiyaan Hawlaha Caafimaad ee ay bulshada u hayaan, kaddib markii ay xuseen inaysan haysan dawooyin ku filan…

Read More »

Somaliland oo ka hadashay sababta ay uga Qayb-geli Wayday Shirka Somalia uga furmay Turkiga

0 Visits: 775 | Tuesday February 23, 2016 - 20:18:28
Xukuumadda Somaliland, ayaa Maanta Waxay ka hadashay shirkii ganacsiga Soomaaliya uga furmay dalka Turkiga, isla markaana sheegtay in shirkaasi aanu khuseyn Somaliland, balse uu u gaar yahay Soomaaliya.

Read More »

Biyo Yaraan Ba'an oo Kajirta Xeryaha Qaxootiga ee Dadaab

0 Visits: 842 | Tuesday February 23, 2016 - 20:16:37
Ayadoo magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka soconayo shirweyne looga hadlayo sidii dadka ku nool qaaradan Afrika ay u heli lahaayeen biyo ku filan oo habboon ayaa hadana waxaa wararka naga soo gaaraya xeryaha qaxootiga ee Dadaab ee kuyaala Waqooyi-bari Kenya ay sheegayaan in biyo la'aan ba'an…

Read More »

Madaxweynaha oo saxiixay Sharciga Sharciga ka hor-taga lacag dhaqida iyo maalgelinta Argagixisada

0 Visits: 868 | Tuesday February 23, 2016 - 18:15:19
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada, kaasoo dhowaan uu meel mariyay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo goor dhow furay Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya (Sawirro)

0 Visits: 762 | Tuesday February 23, 2016 - 12:27:52
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa goor dhow magaalada Istanbul ka furay shirka Madasha 6aad ee heerka sare ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasoo looga hadlayo arrimaha amniga iyo siyaasada Soomaaliya.

Read More »

Xildhibaan Dalxa: "Waa sharci darro in saddexda mas'uul mar kaliya dalka ka dhoofaan"

0 Visits: 840 | Tuesday February 23, 2016 - 12:05:43
Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka ayaa markii ugu horeysay ka wada maqan dalka, iyadoo hannaankii dowladnimo ee dalka aanay jirin cid ka mas'uul ah oo howlaha horyaala sii wada, kaddib markii Madaxweynaha, Ra'iisal Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka mar kaliya wadanka ka baxeen.

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo Deegaanka Leego Bandow ku soo rogay

0 Visits: 856 | Tuesday February 23, 2016 - 11:52:04
Wararka ka imaanaya Degaanka Leego ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM in deegaankaasi ay Bandaw ku soo rogeen.

Read More »

Bahda saxafadda oo qado sharaf u sameeyay cayaartoyda 11-jirada Soomaaliya "SAWIRRO"

0 Visits: 1047 | Tuesday February 23, 2016 - 11:25:40
Shabakadda Wararka Kulmiye iyo Bahda Saxaafadda ayaa shalay si wadajir ah magaalada Muqdisho xaflad qado sharaf ah ugu sameeyay Cayaartoyda 11-jirada Soomaaliya ku matalayay Koobkii Iskuulada Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay magaalada Doha ee Dalka Qatar.

Read More »

Shabaab oo ku hanjabay calanka dalka Kenya inuu isku bedeli doono mid huwan dhiig

0 Visits: 1009 | Tuesday February 23, 2016 - 10:55:43
Al Shabaab ayaa waxa ay ku hanjabeen in calanka dalka Kenya uu isku bedeli doono mid huwan dhiiga dadka reer Kenya, sida uu ku hanjabay Sarkaal Kenyan ah oo ka tirsan Ururka Al Shabaab.

Read More »

Kenya oo sheegtay Shabaab inay qorteen 1,500 oo Dhalinyaro Kenyan ah si ay ugu dagaalamaan

0 Visits: 852 | Tuesday February 23, 2016 - 10:53:07
Ku dhawaad 1,500 oo Dhalinyaro Kenyan ah ayaa la sheegay inay qorteen Shabaab kuwaasi oo badankood tababar lagu siiyay gudaha dalka Somaliya, sida lagu sheegay Qoraalka kasoo baxay Dowlada Kenya.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Sharmaake oo Sharaxaad ka bixiyay xanibaadii Garoonka Joma Kenyatta loogu geystay

0 Visits: 842 | Tuesday February 23, 2016 - 10:49:25
Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa ka sheekeeyay sida loogu xanibay Garoonka Diyaaradaha Joma Kenyatta ee Magaalada Nairobi.

Read More »

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo gaaray Burundi (Sawirro)

0 Visits: 909 | Tuesday February 23, 2016 - 10:41:21
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa gaaray magaalada Bujumbura ee Caasimada Burundi, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay.

Read More »