0 Visits: 861 |
Thursday February 18, 2016 - 11:32:53
Apple ayaa sheegtay inay iskaga difaacayso amar lagu siiyay inay caawiso baaritaan ay samaynayaan FBI si ay u ogaato xogta ku jirta telefoon uu lahaa Syed Rizwan Farook, oo isaga iyo xaaskiisa ku dilay dad San Bernardino.
0 Visits: 810 |
Thursday February 18, 2016 - 11:25:56
Qaramada Midoobay ayaa waxa ay sheegaysaa in in ka badan todobaatan kun oo qof oo rayid ah ay ku barakaceen dagaaladii dhawaan ka dhacay gobolka Daarfuur ee waddanka Suudaan.
0 Visits: 846 |
Thursday February 18, 2016 - 11:18:04
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax xalay ka dhacay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo tirada dhimashada ay sii kordheen.
0 Visits: 738 |
Thursday February 18, 2016 - 11:12:34
Shacabka reer Uganda, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay u dareerayaan Doorashada guud ee dalkaasi oo ay ku so dooranayaan Madaxweynaha talada haynaya Shanta Sano ee soo socota.
0 Visits: 26784 |
Thursday February 18, 2016 - 10:09:55
WASIIRADDA WAXBARASHADA DFS OO KA QAYBGASHAY XIRITAANKA TARTANKII JEEM EE QATAR Wasiiradda Waxbarashada Somaliya, Khadra Bashiir Cali ayaa Magaalada Doxa ee Xarunta Dal ka Qatar ugu qaybgashay Xaflad lagu soo xiray Tartanka Cayaartoyda da'da yar ee waddamada Car abta oo ka socday Maalmahaan xarunta…
0 Visits: 829 |
Wednesday February 17, 2016 - 20:17:03
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka Qayb-galay xirtaanka tababar Saraakiil Millateriga Somalialnd ka tirsan ugu soo dhammaaday Dugsiga Dararweyne ee Bariga Magaalada Hargeysa.
0 Visits: 810 |
Wednesday February 17, 2016 - 20:02:53
Kulankani oo looga hadlayey dar-galinta dib u eegista dastuurka KMG ah ee Dalka iyo doorka ay ka qaadan karaan maamul gobolyeedyada dalka ka jira wadatishiyada lala samaynayo Shacabka Soomaaliyeed e la xariirta dib u eegista dastuurka ayaa maanta lagu qabtay xaruurta villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
0 Visits: 814 |
Wednesday February 17, 2016 - 18:54:55
Ciidamada Nabad Sugidda Soomaaliya ee ka howlgala Galmudug ayaa soo furtay Nin Ajanabi ah oo Koox Hubeysan ay Afduub ugu haysteen Koofurta Gobolka Mudug.
0 Visits: 952 |
Wednesday February 17, 2016 - 18:51:53
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in la dhisayo xabsi gaar ah oo lagu xiri doono dadka lagu tuhmo inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab iyo kuwa Xagjirka ah ee qal-qalka ku ah ammaanka dalka Kenya.
0 Visits: 881 |
Wednesday February 17, 2016 - 18:49:49
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midawga Afrika Ee AMISOM ayaa Howlgalo ay ka sameeyeen Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay waxay ku soo qabteen Labo Sargaal oo ka tirsan Al-Shabaab.