Wararka

Wasiirka Arimaha Dibada oo sheegay Xeebaha Somaliya inay ka socdaan Dhac iyo Boob cad

0 Visits: 927 | Thursday February 11, 2016 - 22:49:45
Markii ugu horeysay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya C/Salaan Cumar Hadliye, ayaa waxa uu si cad u sheegay in Xeebaha dalka Somaliya ay ka socdaan dhac iyo Boob cad oo ay wadaan Maraakiib Shisheeye oo ka yimaada dalal kala duwan oo caalamka ka tirsan.

Read More »

Xildhibaan Dhalxa: "Waa Runtaa Iyaad Calaawi waa nin Shiico ah balse Dalka ku yimid Magaca Dowladda Ciraaq"

0 Visits: 787 | Thursday February 11, 2016 - 22:41:21
Iyadoo maalintii Doraad ahayd uu dalka yimid Madaxweyne Ku xigeenkii Hore ee Dalka Ciraaq Iyad Calaawi kaasoo kulamo goon gooni ah la qaatey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xubnaha Baarlamaanka sidoo kalena waxaa uu Kulamo la yeesheey Raiisul Wasaaraha Dowladda Federaalka…

Read More »

Somaliland oo amarro culus ka soo saartay ammaanka garoomadeeda (Dhageyso)

0 Visits: 793 | Thursday February 11, 2016 - 21:23:54
Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ee iskeed uga go'aday Soomaaliya inteeda kale ayaa amarro culus ka soo saartay ammaanka garoomadeeda, kaddib markii uu soo baxay walaaca ay dalalka caalamka ka qabaan amni xumida ka jirta Soomaaliya.

Read More »

War Deg Deg ah:Xerada Barakacayaasha Rajo oo dab gaystay dhimasho iyo khasaare dhaliyay ka kacay

0 Visits: 990 | Thursday February 11, 2016 - 20:38:08
Dab ayaa wuxuu goordhow uu ka kacay Xerada Rajo, kaasi oo dhimasho iyo Dhaawac geeystay . Waxaa la sheegayaain saddex Ruux ay ku dhimatay 4 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Dabka ka kacay Xerada Barakacayaasha ee Rajo oo ku taalla Degmada Wadajir.

Read More »

Wasiirka Diinta iyo Awqaafka ee Xukuumadda Federalka oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka.

0 Visits: 780 | Thursday February 11, 2016 - 20:06:08
Wasiirka Diinta iyo Awqaafka ee Xukuumadda Federalka Somalia, C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi oo maalmahan booqasho hawleed ku jooga dalka Sacuudiga waxa uu Kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka,Sheekh C/llaahi Bin C/muxsin Alturki

Read More »

11 sanno jiro Soomaali ah oo Wacdaro ka dhigay tartanka Jaamacdda Carabta=Sawiro

0 Visits: 1249 | Thursday February 11, 2016 - 12:50:55
Dhalinyaro mataleysa SOOMAALIYA, ayaa ciyaar wanaagsan ka muujiyay tartan kubadda cagta ah oo ka socda dallka Qatar kaas oo loo qabtay caruur da'dooda ku egtahay 11 sano oo ka kala socda iskuullo ku yaalla 15 dal oo Jaamacadda Carabta ku mideysan.

Read More »

Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadashay hogaanka NUSOJ

0 Visits: 747 | Thursday February 11, 2016 - 12:32:13
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka Saxaafadda iyo farintaanka qodobada sharciga Saxaafadda ee hortebinta leh sida qodobka 13-aad, 14-aad, 16-aad, 18-aad, 26-aad iyo 35-aad…

Read More »

Garyaqaanka Dowladda oo waxba kama jiraan ku tilmaamay Dacwadii Xisbiyada ay ka gudbiyeen Ra'iisul Wasaaraha Somaliya

0 Visits: 764 | Thursday February 11, 2016 - 12:28:43
Garyaqaanka guud ee Qaranka Cismaan Cilmi Guuleed, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Dacwadii Ra'iisul Wasaaraha Somaliya ay ka gudbiyeen Madaxda Xisbiyada dalka Somaliya.

Read More »

Boqortooyada Britain oo Muwaadiniinteeda uga digtay inay Booqdaan Magaalooyinka Somalia

0 Visits: 771 | Thursday February 11, 2016 - 12:19:22
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada UK ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Somalia, iyadoo Warbixintan lagu xusay inay booqan karaan haddii ay lagama maar-maan noqoto magaalooyinka Hargeysa iyo Ber-bera oo ay sheegtay inay dhanka nabadda ka wanaagsan yihiin kuwa kale ee Soomaaliya.

Read More »

Boko Haram oo Dad Barakacayaal ah ku dishay Weerarro ay ka geystay Waqooyi-bari Nigeria

0 Visits: 783 | Thursday February 11, 2016 - 12:07:01
Ugu yaraan 56-qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib markii kooxda Boko Haram ay laba weerar oo is-miidaamin ahaa ka fulisay xero ku taalla Waqooyi-bari Nigeria oo ay ku noolaayeen dad barakacayaal ah.

Read More »

Shir Looga Hadlayay Maamulka Hawada Soomaaliya oo Nairobi Lagu Qabtay"Sawirro"

0 Visits: 744 | Thursday February 11, 2016 - 11:52:08
Shirkan lagu soo gaba gabeeyay magalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlayay ariimaha hawada Soomaaliya iyo sidii maamulka hadawa soomaaliya oo mudo dhowr iyo 20 sano ah laga hagayay dalkani kenya loogu wareejin lahaa gacanta dowlada Somaaliya,isla markaana dib Soomaaliya loogu celin lahaa shaqaalaha Soomaaliyeed…

Read More »

Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Soo dhoweysay Tallaabada Dowladda Soomaaliya uga Qaadatay Go'aanka Maxkamada Sare ee Dalka "Dib u Eegid"

0 Visits: 783 | Thursday February 11, 2016 - 11:15:14
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go'aanka Garyaqaanka Guud ee dalka Dr. Cismaan Cilmi Guuleed kaas oo uu uga hadlayay go'aankii ay maxkamadda sare ee dalka soo saartay ee dhanka ahaa ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ iyo Xiriirka

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO KHAMIIS 11-KA FEBARAAYO 2016-KA

0 Visits: 835 | Thursday February 11, 2016 - 10:42:21
MADAXWEYNE XASAN OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DALKA CIRAAQ. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dalka Ciraaq, kaasi oo socdaal ku yimid Muqdisho markii ugu horeysay.

Read More »

Qofkii saddexaad dhalinyaro Soomaali ah oo sanadkan lagu dilay magaalada Toronto

0 Visits: 769 | Thursday February 11, 2016 - 10:05:49
Dilalka loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sii kordhaya, iyadoo bilowga sanadkan la dilay illaa 3 Dhalinyaro Soomaali ah.

Read More »

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka la wareegay deegaanka Biyo-Cadde ee Sh/Dhexe

0 Visits: 864 | Thursday February 11, 2016 - 10:02:53
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka waabarigii hore si nabad kula wareegay deegaanka Biyo Cadde ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,

Read More »

IS oo soo bandhigtay wiil 4 sano jir ah oo qarxinaya baabuur lagu dhex xirey 4 maxbuus (Sawiro)

0 Visits: 729 | Thursday February 11, 2016 - 09:55:49
Ururka IS ayaa soo bandhigay cajalad muuqaal ah oo laga arkayo wiil 4 sano jir ah oo ka soo jeeda dalka Britain kaasoo qarxinayo baabuur lagu dhex xirey afar ruux oo lagu eedeeyay inay basaasiin ahaayeen. Wiilkan oo IS u bixisay "Jihadi Junior" ayaa hooyasii waxaa ay ku biirtey ururka IS iyadoo…

Read More »

Dowlada Soomaaliya iyo WHO oo Nairobi Ku Kala Saxiixday Heshiis Lagu Horumarinayo Caafimaadka Dalka"Sawirro"

0 Visits: 706 | Thursday February 11, 2016 - 09:43:27
Shirkani oo mudo sadax maalmood ah ka socday magalada nairobi,islamarkana ay sida u jir ah u soo wada qaban qaabiyay hay'adda caafimaadka aduunka ee WHO iyo wasaarada Caafimaadka ee xukuumada Soomaaliya ayaa waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis labo sano ah oo lagu horumarinayo Caafimaadka Dalka soomaaliya.

Read More »

Cali Baashi: Hadaad joogto Magaalada Muqdisho waxaad iska fiirineysaa qofka Laptop-ka wata

0 Visits: 899 | Thursday February 11, 2016 - 09:27:00
Cali Baashi Salaad oo ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu sheegayaa in dadka reer Muqdisho ay bilaabeen inay il gaar ihi isaga eeggaan dadka boorsooyinka ku wata Laptop-yada. "Hadda waxaa soo baxday cabsi hor leh oo ku saabsan nabadelyada. Hadaad joogto Magaalada Muqdisho…

Read More »

Baarlamaanka oo Akhrinta Sedexaad mariyay Sharciga Maareynta Musiibooyinka

0 Visits: 872 | Wednesday February 10, 2016 - 19:58:09
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa bilowga kulanka Baarlamaanka waxa uu sheegay in muushinka Baarlamaanka ay soo gudbiyeen ee ahaa dhowrista Xasaanadda baarlamaanka aysan wali guddoonka Barlamaanka ka jiifan.

Read More »

Wasiir Diini "Hambalyo Sanad-guurada 51-aad ee Aas-aaska Ciidamadda Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed a

0 Visits: 862 | Wednesday February 10, 2016 - 19:48:29
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed sanad guurrada 51aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay.

Read More »