Waxaa Maanta Magaaladda Muqdsiho lagu Qabtay kulan ballaaran oo ay ka qayb-galeen qaybaha warbaahinta dalka, kaas oo ay si wadajir ah u soo qaban-qabiyeen Ururrrada NUSOJ, SIMAHA iyo Network 13, kaasoo looga soo hor-jeeday xukunkii Maxkamadda Sare ay shalay Ururka NUSOJ ugu xugmisay Cumar Faruuq Cusmaan.
Read More »