Mogadishu, 18 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada Ankara, kaas o ay ku dhinteen 28 qof, 61 kalena ay ku dhaawacmeen.
Read More »