Wararka

Wafdi uu hogaaminayay Ra'iisul Wasaaraha oo saacado lagu xanibay Joma Kenyatta Air Port

0 Visits: 823 | Sunday February 21, 2016 - 08:27:28
Faah faahin ayaa ka soo baxaya sababihii wafdi uu hogaaminayay Ra'iisul Wasaaraha oo shalay saacado lagu xanibay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaasoo ay uga sii gudbayeen dalka Turkiga.

Read More »

Kulankii Baarlamaanka oo lagu kala dareeray, markii Wasiirka Amniga iyo Taliyeyaashiisa ay baaqdeen

0 Visits: 699 | Saturday February 20, 2016 - 20:16:58
KulankiiXildhibaanadaBaarlamaanka Federaalka maanta isugu yimid Xarunta Golaha Shacabka ayaa lagu kala dareeray, kadib markii Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo lagu waday inay hor-yimaadaan Baarlamaanka ay baaqdeen.

Read More »

Madaxweynaha "Gobolka Banaadir waxaa uu leeyahay xaqa ay leeyihiin 18-ka Gobol ee dalka"

0 Visits: 747 | Saturday February 20, 2016 - 20:14:15
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Barnaamij loogu magac daray daah furka dowladda ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaalada dalka, iyadoo su'aalo ay ku weydiiyeen dadweynihii ka qeyb galay barnaamijkan oo lagu qabtay Hotel SYL.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo markii ugu horeysay ka hadlay dadka ay saameynayso hawlgalada Al Shabaab

0 Visits: 797 | Saturday February 20, 2016 - 20:10:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu maanta uu cudurdaar u muujiyay dadka aan ka tirsanayn Ururka Al Shabaab, balse ay saamaynta ku yeelanayso hawlgalada.

Read More »

Xisbiga Kulan oo Buug Tacsi u furay Marxuum Muxiyaddiin Maxamed Xaaji Ibraahim (Sawirro)

0 Visits: 949 | Saturday February 20, 2016 - 20:07:27
Iyadoo shalay ku beegneyd sanad guuradii koowaad ee Xisbiga kulan ayaa waxaa Munaasabaddii Xisbiga loo bedelo howlo baroor diiq ah ooloo sameynayo Gudoomiyihii Golaha Dhexe ee Xisbiga, waxaana Xisbigu uu u furay Buug Tacsi Marxuum Muxyaddiin Maxamed Xaaji Ibraahim

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley Daahfurka Barnaamiijka Hufnaanka Maamulka Dowliga

0 Visits: 797 | Saturday February 20, 2016 - 19:30:45
Muqdisho, 20 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ay ku soo bandhigtey Barnaamijka Daah-furnaanta Dowladda.

Read More »

Yoweri Museveni oo ku guuleystay doorashada Madaxtinimada Uganda

0 Visits: 797 | Saturday February 20, 2016 - 18:59:10
Guddiga doorashooyinka Uganda ayaa goor dhow ku dhowaaqay in Yoweri Museveni uu ku guuleystay markii shanaad doorashada Madaxweynaha dalkaas, kadib doorasho labadii maalmood ee la soo dhaafay socda.

Read More »

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo saaka hortagaya Baarlamaanka

0 Visits: 873 | Saturday February 20, 2016 - 10:51:29
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Hey'adda Nabadsugida Qaranka ayaa maanta lagu wadaa inay hor-tagaan Baarlamaanka Soomaaliya, si ay su'aalo ugaga jawaabaan Xildhibaanada.

Read More »

Kenya oo sheegtay inay dishay 20 Shabaab ah oo uu ku jiro Sarkaal Khabiir ku ahaa dhanka Qaraxyada

0 Visits: 897 | Saturday February 20, 2016 - 10:47:47
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya, ayaa lagu sheegay Duqeyn dhanka cirka ah oo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka fuliyeen Gobolka Gedo in lagu dilay, Saraakiil ka tirsan Ururka Al Shabaab.

Read More »

ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa baadigoob ugu jira Libaaxyo ka soo baxsaday Xarunta Xanaanada Duur joogta ee dalka Kenya, kuwaasi oo tiradooda lagu sheegay Lix libaad.

0 Visits: 747 | Saturday February 20, 2016 - 10:43:13
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, wuxuu kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumadda Ethiopia Tedros Adhanom.

Read More »

Booliska Nairobi oo raadinaya Libaaxyo ka soo baxsaday Xarunta Duurjoogta ee Kenya (SAWIRRO)

0 Visits: 1069 | Saturday February 20, 2016 - 10:40:37
ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa baadigoob ugu jira Libaaxyo ka soo baxsaday Xarunta Xanaanada Duur joogta ee dalka Kenya, kuwaasi oo tiradooda lagu sheegay Lix libaad.

Read More »

Jubbaland oo soo bandhigtay ninkii ka dambeeyay Qaraxii lagu xiray Gaariga Macalin Maxamed (VIDEO)

0 Visits: 899 | Saturday February 20, 2016 - 10:19:31
Ciidamada Nabad Suggida Maamulka Jubbaland, ayaa Magaalada Kismaayo, waxa ay ku soo bandhigeen ninkii ka dambeeyay Qaraxii lagu xiray gaari uu leeyahay Wasiirka Arimaha Bulshada Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed oo 17-kii Bishan gaarigiisa miino loogu xiray.

Read More »

Britain iyo EU oo heshiis gaaray

0 Visits: 1005 | Saturday February 20, 2016 - 09:58:09
Madaxda Midowga Yurub ayaa si buuxda isugu raacay qorshe looga gol leeyahay in Britain lagu sii hayo ururkaas 28ka dal ka kooban.

Read More »

Qaar ka mid ah website-yadi ay dowlada amartay in la mamnuuco oo si rasmi ah loo xiray

0 Visits: 805 | Saturday February 20, 2016 - 09:54:28
Marki ugu horreysay taariikhda warbaahinta casriga ee Soomaaliya ayey Dowlada Federaalka Soomaaliya ku guuleysatay in ay ka mamnuucdo gudaha dalka in laga daalacdo qaar ka mid ah baraha internetka ee lagu qoro af Soomaaliga.

Read More »

Mareykanka oo Somalia ku Daray Liis Cusub

0 Visits: 921 | Saturday February 20, 2016 - 09:47:37
Soomaaliya, Yemen iyo Libya ayaa lagu daray liiska dalalka walaaca laga qabo, marka al eego barnaamijka ogolaanaya in Visa la'aan lasoo galo Mareykanka. WASHINGTON DC— Dowladda Mareykanka ayaa dalalka Soomaaliya, Yemen iyo Libya ku dartay liiska dalalka walaaca laga qabo, marka al eego barnaamijka…

Read More »

Xiisad ka Taagan Magaalada Kampala.

0 Visits: 795 | Saturday February 20, 2016 - 09:43:49
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, kadib markii la xiray hoggaamiyaha mucaaradka oo ka mid ahaa musharrixiinta doorashadii shalay ka dhacday dalkaasi.

Read More »

Canada oo ku dhawaaqday in wasiirkeeda arrimaha dibada uu ka qeyb gali doono Shirka Istanbul ee Soomaaliya

0 Visits: 815 | Saturday February 20, 2016 - 09:37:33
Madaxda caalamiga ah ee la filayo in ay ka qeybgalaan Madasha Istanbul ee loogaga hadli doono arrimaha Soomaaliya todobaadka soo aadan, ayaa mas,uuliyiinta ka qeybgali doonta waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha dibada ee Canada.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO SABTI 20-KA FEBARAAYO 2016-KA

0 Visits: 1843 | Saturday February 20, 2016 - 09:08:17
CAYAARTOOYDA DA'YARTA OO HABEEN HO RE LOO SAMEYAY XAFLAD SOO DHAWEYNA Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobo rayidka iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynay ay…

Read More »

Madaxweyne Xasan oo dardaaran u jeediyay ciyaartoyda 11 jirada Somaliyeed (Daawo) 19th February 2016 byLaacib

0 Visits: 752 | Friday February 19, 2016 - 23:28:35
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa uu Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho uu kula kulmay ciyaartoyda 11 jirada Somaliya, oo ka soo laabtay dalka Qatar.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo qado sharaf u sameeyay ciyaartoydii 11-jiradii wacdaraha ka dhigay Tartankii Jeem Cup

0 Visits: 722 | Friday February 19, 2016 - 23:14:55
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Ciyaartoydii 11-jirada oo ku matalayay Qaranka Soomaaliya Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay dalka Qadar.Waxana uu Ra'iisul Wasaaruhu boggaadiyey sida ay uga soo dhex…

Read More »