Wararka

Wasiir Fargeeti oo shir kaga qaybgalay Magaalada Washington (SAWIRRO)

0 Visits: 942 | Friday April 15, 2016 - 19:57:06
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti), ayaa waxaa uu Magaalada Washington Ee Xarunta Wadanka Mareykanka, uu Khamiistii kaga qaybgalay shir ay soo qaban qaabiyeen Bankiga Adduunka & Hay'adda IMF.

Read More »

Maamulka Muqdisho oo shalay lagu wareejiyay 93 askari oo boolis ah (SAWIRRO)

0 Visits: 879 | Friday April 15, 2016 - 19:42:03
Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa shalay lagu wareejiyay 93 askari oo boolis ah, ka gadaal markii loo soo gaba gabeeyay tababar muddo saddex bilood ah kaga soconaayay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Aqoon-isweydaarsi looga hadlay dhaqaalaha iyo ganacsiga oo lagu qabtay Jaamacada Banaadir

0 Visits: 2226 | Friday April 15, 2016 - 19:35:34
Aqoon-isweydaarsi ku saabsanaa horumarinta ganacsiga, xisaabaadka iyo dhaqaalaha ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga waxbarashada Postgratuate-ka iyo Cilmi baarista ee Jaamacadda Banaadir magaalada Muqdisho.

Read More »

General BashiirGoobeoo shaaca ka qaaday war farxad leh

0 Visits: 923 | Friday April 15, 2016 - 19:30:33
General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe), Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliya, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay waqtigooda uga faa'iideeyaan maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe Xamar.

Read More »

Ra'iisal Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Wakiilada Reer Galbeedka Ee Somaliya

0 Visits: 830 | Friday April 15, 2016 - 19:20:15
Ra'iisal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya,Maxamed Cumar Carte, ayaa wuxuu Khamiistii uu la kulmay WakiiladaWadamada Faransiiska, Ingiriiska iyo Mareykanka ee u qaabilsan Somaliya.

Read More »

Xildhibaan sheegey in uu ka bad-baadey weerar siyaasadeysan oo lagu soo qaadey.

0 Visits: 828 | Friday April 15, 2016 - 19:15:31
tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa wuxuu sheegay in dabley hubeysani ay xalay ku soo weerartay hoyga uu ka degan yahay Degmada Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo.

Read More »

Muuqaal la soo bandhigay oo ah gabdho laga afduubtay dalka Nigeria

0 Visits: 800 | Friday April 15, 2016 - 18:56:55
Cajalad muuqaal ah oo laga daawaday qaar ka mid ah gabdho u dhashay dalka Nigeria kuwaasoo labo sano kahor la afduubtay ayaa rajo geliyay qoysaska iyo asxaabta ay ka maqnaayeen ayaa khamiistii la soo badhigay qaar ka mid ah sawiradooda.

Read More »

Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda IUA Ee Magaalada Khartoum

0 Visits: 892 | Friday April 15, 2016 - 18:54:02
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ayaa khudbad u jeediyayardayda, macallimiinta iyo madaxda Jaamacadda Caalamiga ee Afrika (International Univeristy of Africa). Waxaa sidoo kale khudbadaasi ka soo qeybgaley mas'uuliyiin ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan.

Read More »

Wasiirka A. Gudaha oo ugu baaqay duubabka ka maqan shirka Jowhar inay ku soo biiraan (Sawirro)

0 Visits: 762 | Friday April 15, 2016 - 18:50:27
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada Federalka Soomaaliya C/maan Maxamed XuseenOdowaa ayaa ugu baaqay qeybaha weli ka maqan shirka maamul u sameynta labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan isagoo gaaray maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka sh/dhexe.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Ethiopia kaga qeybgalaya shir madaxeed arrimaha amniga Afrika looga hadlayo

0 Visits: 747 | Friday April 15, 2016 - 18:47:10
Addis Ababa, 15 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, isagoo uga sii gudbi doona magaalada Baxardaar ee dalka Ethiopia oo beri uu ka furmi doono Shirkii 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level…

Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Sudan oo heshiis iskaashi kala saxiixday (Sawirro)

0 Visits: 682 | Friday April 15, 2016 - 18:44:09
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada magaalada Khartoum ee dalka Sudan.

Read More »

Roobabka gu'ga oo si diiran kaga da'aaya Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirada)

0 Visits: 930 | Friday April 15, 2016 - 18:37:29
Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Hargeysa, ayaa ku diirsanaaya roobabka gu'ga, oo maalmahaanba ka da'aayay qaybaha kala duwan ee Magaaladaasi.

Read More »

Kadis: Maxaa ka taqaan heesaha calanka Soomaaliya ama Somaliland???

0 Visits: 959 | Thursday April 14, 2016 - 11:19:18
Kadis: Maxaa ka taqaan heesaha calanka Soomaaliya ama Somaliland???

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaaladaKhartoumee dalka Sudan

0 Visits: 732 | Thursday April 14, 2016 - 10:35:33
Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa shalay ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartoum ee dalka Sudan, halkaasoo ay uga bilaabatey booqasho rasmi ah oo laba maalmood ah.

Read More »

Xaalada garoonka diyaaradaha Cadaado oo saaka degan, kadib dagaal shalay ka dhacay

0 Visits: 765 | Thursday April 14, 2016 - 10:24:52
Iyadoo shalay gelinkii dambe uu dagaal ka dhacay garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa waxaa saaka degan xaalada garoonka, iyadoo lagu guuleystay in la xaliyo xiisadii sababtay gacan ka hadalka.

Read More »

DEG DEG: Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka socda duleedka Baledweyne

0 Visits: 848 | Thursday April 14, 2016 - 10:21:39
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu ka qarxay duleedka Magaalada Baledweyne.

Read More »

Todobo Dhalinyaro Somali ah oo lagu xukumay dalka France

0 Visits: 790 | Thursday April 14, 2016 - 10:18:02
Todobo ruux oo dhalinyaro Somali ah ayaa lagu xukumay dalka France, kadib markii dhalinyaradaasi lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Kooxaha Burcad badeeda Somalida ee ka qowleysata Xeebaha dalka Somaliya iyo Biyaha ka baxsan.

Read More »

Axmed Madoobe "Guul taariikhi ayay aheyd innagoo aan nalagu dhex jirin in aan heshiisno"

0 Visits: 762 | Thursday April 14, 2016 - 10:14:05
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee looga hadlay doorashooyinka iyo go'aanadii ka soo baxay.

Read More »

Iska hor imaad Khasaare geystay oo saaka ka dhacay Magaalada Marka

0 Visits: 824 | Thursday April 14, 2016 - 10:11:02
Wararka aan ka helayno Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabelaha hoose, ayaa sheegaya in saaka aroortii Magaaladaasi uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Dowladda iyo rag maleeshiyaad ah.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA ABRIILE 2016-KA

0 Visits: 870 | Thursday April 14, 2016 - 09:32:06
AMISOM OO SOO DHAWEYSAY GO'AANADII LAGA SOO SAARAY MADASHII DOORASHADA 2016 Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM] ayaa soo dhaweysay go'aannadii Mas'uuliy iinta Soomaalidu ee ku aaddan hannaanka doorashada sannadkan dabayaaqadiisa ka dhici doonta Somalia.

Read More »