Wararka

Maamulka Degmada Wanla weyn oo dhagax dhigay xarunii maamulka "SAWIRRO"

0 Visits: 945 | Saturday April 16, 2016 - 12:22:37
Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka bilaabay howlo dib u dhis ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda qeybo ka mid ah waddooyinka iyo xaafadaha degmada Wanlaweyn, iyadoo maamulka uu dhagax dhigay xarunta uu ku shaqeeyo maamulka degmada iyo suuqweyn oo loogu tala…

Read More »

Amisom oo dad shacab ah ku laysay Gobolka Shabelaha hoose

0 Visits: 728 | Saturday April 16, 2016 - 12:12:50
Wararka inaga soo gaaraya duleedka deegaanka Buulo mareer oo ka tirsan Gobolka Shabelaha hoose ayaa sheegaya in Xoogaga Amisom dad shacab ah saaka ay ku laayeen deegaankaasi.

Read More »

Ciidamada Puntland ee Gaalkacyo oo la ogaaday inay dileen nin Oromo ah iyo nin Koonfurta Somaliya ka soo jeeda

0 Visits: 957 | Saturday April 16, 2016 - 12:08:57
Ka dib markii saddex Maalin ka hor deegaanka Gobsho ee duleedka Magaalada Gaalkacyo lagu arkay meydka labo ruux oo mid uu yahay Somali halka kan kalena uu yahay Oromo, ayaa dilka loo geystay labadaasi ruux waxaa la sheegay inay geysteen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Read More »

Daawo Sawirada:19 ruux oo ku geeriyootay dhulgariir labaad oo ku dhuftay dalka Japan

0 Visits: 896 | Saturday April 16, 2016 - 12:02:44
Dalka Japan wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan dhulgariir xoog leh inuu ku dhuftay Magaalada Kumamoto ee dalkaasi, saacad kadib markii dhulgariir kale uu ka dhacay halkaasi.

Read More »

Shir Madaxeedka Amniga Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Bahar-Dar

0 Visits: 867 | Saturday April 16, 2016 - 11:22:25
Shir madaxeedka Amniga Afrika ee Tana Forum ayaa maanta ka furmaya magaalada Baxar Dar ee dalka Itoobiya, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaal ka socota dalalka Afrika.

Read More »

MUCJISO: Gabar Soomaaliyeed oo nin isku bedeshay + Video

0 Visits: 871 | Saturday April 16, 2016 - 11:00:49
Gabar Soomaaliyeed oo degan degmada Guriceel ayaa isku bedeshay nin, kaddib markii ay dhaqaatiirtu caddeeyeen inuu ku badanayo hoormoonka Ragga, waxaana gabadhaasi oo soo martay laba guur ka soo hallaabay caruurtii ay dhashay.

Read More »

Madaxda Kenya iyo Germany oo ka wada hadlay iskaashiga ganacsiga iyo ammaanka

0 Visits: 728 | Saturday April 16, 2016 - 10:58:37
Masuuliyiinta Kenya iyo Germany ayaa yeeshay wada hadal ku saabsan sidii ay isaga kaashan lahaayeen sare u qaadista ganacsiga iyo sugidda ammaanka.

Read More »

Shiinaha oo dalbaday liiska dadka lagu tuhunsanyahay argagixisonimada

0 Visits: 850 | Saturday April 16, 2016 - 10:54:35
Dowladda Shiinaha ayaa wadamada sanadkaan ka qeyb galaya shirka wadamada dhaqaalaha ku hor maray ee G20 ka codsatay in ay kusoo wareejiyaan liiska kooxaha iyo shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay argagaixisanimada ee ay diiwaan galiyeen.

Read More »

Kenya oo dad u dhashay Taiwan u musaafurisay dalka China.

0 Visits: 842 | Saturday April 16, 2016 - 10:52:17
Taiwan ( Republic of China ) waa dhul jasiirad ah oo ilaa 1945-kii ka tirsanaa dhul weynaha China , kacaankii Ka dhashay dalka China ayaa sabab u noqday in Taiwan ay 1949-kii ku dhawaaqdo in ay tahay dowlad ka madax banaan China.

Read More »

Murashax Mareykanka Donald Trump oo lagu eedeeyay ku Xad-gudubyo Xuquuqda Aadanaha ah

0 Visits: 797 | Saturday April 16, 2016 - 10:50:05
Madaxa Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee QM Sayid Racad Al-Xuseyn ayaa wuxuu weerar afka ah ku qaaday Musharraxa ugu cad-cad Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareynaka, Donald Trump.

Read More »

Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Nugaal oo laga helay ceelalkii ugu shidaalka badnaa

0 Visits: 1072 | Saturday April 16, 2016 - 10:48:57
Shirkad shidaalka baarta oo laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa Soomaaliya ka calaamadisay gobolada ugu kheyraadka badan ee laga helo dhagxaanta qaaliga ah, shidaalka iyo saliidda noocyadeeda kala duwan.

Read More »

Kenya: Nin Kadambeeyay Dil Sanadkii 2014 Loo Geystay Sheekh Caan ahaa oo Dil lagu Xukumay

0 Visits: 778 | Saturday April 16, 2016 - 10:46:34
Maxkamada sare ee Magaalada Mombasa ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu soo eedeeyay in uu kadambeeyay dilkii loo gestay Gudoomiyahii hore ee Golaha Imaamyadda & Waacidiinta Kenya Sheekh Maxamed Idiris, wadaadkaas oo la sheegay sidoo kale inuu kasoo horjeeday olole la sheegay in al-Shabaab dhallinyaro…

Read More »

Wiil Soomaali ah oo lagu soo oogay Dacwad la xiriirta inuu qirtay inuu doonaayay inuu Daacish ku biiro

0 Visits: 838 | Saturday April 16, 2016 - 10:45:07
Wiil Soomaali Maraykan ah, oo ku nool gobolka Minnesota ayaa qirtay inuu qorsheynayay inuu ku biiro kooxda dowlada Islaamiga ee Daacish ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq, iyadoo dalka maraykanka ay ciqaab weyne ka tahay inaad qirato inaad doonaysid inaad ku biirto urur argagixiso.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EEMAANTA OO AH SABTI 16-KA ABRIILE 2016-KA

5 Visits: 1183 | Saturday April 16, 2016 - 09:27:08
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DALKA ITOOBIYA Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxa muud ayaa ka degay magaalada Addis Ab aba, isagoo uga sii gudbi doona magaala da Baxardaar ee dalka Itoobiya oo manta uu ka furmi doono Shirkii 5aad ee Mada sha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Ta na HighLevel Forum on Security…

Read More »

Shan Madaxweyne Afrikaan ah oo aan haysan Shahaado Jaamacadeed (Sawiro)

0 Visits: 905 | Friday April 15, 2016 - 23:43:27
Madaxweynayaasha caalamka ayaa dadku ay ka fishaan inay yihiin dad aqoon sare leh oo waxbarashada ka gaaray heer jaamacadeed. Hase yeeshee hogaamiyaal Afrikaan ah ayaan waxbarashada heer jaamacadeed ka gaarin iyagoo qaarkoodaanba ka gudbin dugsi sare.

Read More »

QM oo Shaacisay in Qiyaastii 60-Milyan oo Ruux ay u baahan yihiin Kaalmooyin Bani'aadamnimo

0 Visits: 871 | Friday April 15, 2016 - 23:00:29
Warbixin cusub oo ay Qaramada Midoobay soo saartay, ayaa lagu xusay in 60-Milyan qof oo ku nool caalamka daafihiisa ay u baahan yihiin kaalmooyin deg-deg ah, iyadoo sheegtay inay arrintaan sabab u tahay cimilada El Nino oo haatan jirta.

Read More »

Ololaha afarta bilood oo si rasmi ah uga bilowday Muqdisho (Kala duwanaanshiyaha ololayaasha)

0 Visits: 683 | Friday April 15, 2016 - 22:58:27
Magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah uga bilowday ololihii ugu adkaa uguna ballaarnaa oo ay sameynayaan xubno ka tirsan xisbiyada dalka, siyaasiyiin, shaqsiyaad caan, kuwo horay xilal u soo qabtay, ganacsato iyo hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo maqaam ku leh dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Read More »

SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Itoobiya u Dhoofay Maanta

0 Visits: 736 | Friday April 15, 2016 - 22:33:39
Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali [Gaas] ayaa Maanta u dhoofay Dalka Ethiopia, halkaas oo ay uga qayb-galayo shirar Canacasiga iyo Amniga Afrika la xiriira.

Read More »

Safaaradda Mareykanka oo tababar ku saabsan sida loo soo tebiyo doorashooyinka u soo xirtay saxafiyiin ka socday dalalka Kenya iyo Soomaaliya

0 Visits: 859 | Friday April 15, 2016 - 22:07:00
Waxaa magaalada Nakuru oo ah caasimadda 4-aad ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsanaa habsami u soo warinta cod-bixinta doorashooyinka dalka Soomaaliya.

Read More »

SIILAANYO: Dowladda Federaalka ah ee Somalia Waa inay Qadariso Madax-banaanida Somaliland

0 Visits: 703 | Friday April 15, 2016 - 22:01:02
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo saaray maanta warbixin uu ku sheegay inaysan Somaliland ka mid ahayn Maaamullada Somalia, balse ay tahay dal ka madax-bannaan Soomaaliya.

Read More »