Wararka

Guddiyada Baarlamaanka oo ka hadlaya qaabka loo wajahayo doorashada 2016

0 Visits: 684 | Sunday April 17, 2016 - 09:55:54
Guddiyada joogtada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shir ku leh Xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kaga doodaya qaabka loo wajahayo doorashada sanadkan ee dhaceysa bisha September ee soo socota.

Read More »

45 Xildhibaano oo Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ka dhan ah Maamulka Puntland

0 Visits: 692 | Sunday April 17, 2016 - 09:38:54
Ugu yaraan 45 Xildhibaano oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, kana soo jeeda Deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa si xoogan Maamulka Puntland ugu dhaliilay inuu dhibaato ku haayo dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed, isla-markaana ku dhaqan Magaalooyinka Puntland.

Read More »

Haweeney da' ahayd oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 735 | Sunday April 17, 2016 - 09:33:04
Laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa, ayaa waxay haweeney da' ahayd ku dileen Bartamaha Magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana ay ka baxsadeen goobtii ay dilka ka gaysteen.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADSHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17-KA ABRIILE 2016-KA

0 Visits: 906 | Sunday April 17, 2016 - 09:18:13
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALEY FURITAANKA SHIR MADAXEEDKA AMNIGA AFRIKA Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana HighLevel Forum on Security in Africa).

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo maanta mooshin ka keenay Shirka Jowhar

0 Visits: 660 | Saturday April 16, 2016 - 19:29:49
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay shirka maamul u sameynta labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee gogoshiisa ay taalo magaalada Jowhar.

Read More »

Mukhalas Soomaali ah oo dalka Talyaaniga lagu xukumay

0 Visits: 828 | Saturday April 16, 2016 - 19:21:27
Maxkamadda Rafcaanka ee magaalladda Palermo ee dalka Talyaaniga ayaa xukun ku riday Nin Somali ah oo lagu magacaabo Maxamuud Cilmi Muxiyaddiin, kaasi oo lagu helay inuu ka dambeeyey geerida ugu yaraan 366 Tahriibayaal u badnaa Eriteria, kuwaasi oo ay doonidii la socdeen ku degtay meel ka baxsan Jesiiradda…

Read More »

Qoysas ay abaaro saameeyeen oo raashiin la gaarsiiyay

0 Visits: 731 | Saturday April 16, 2016 - 19:10:53
Guddiga caalamiga ah ee bisha iyo ururka bisha case e Soomaaliyeed ayaa raashiin u qeybiyay ilaa 60,000 oo ruux kuwaas oo kamid ah dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan waqooyiga Soomaaliya.

Read More »

Wasiiru-dowlada arrimaha gudaha oo maanta booqaday xabsiga dhexe ee Xamar+Sawirro

0 Visits: 1039 | Saturday April 16, 2016 - 19:08:19
Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed "Xiddig" ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha indheeyay xaalada maxaabiista ku hirta xabsigaasi.

Read More »

Ra'iisul wasaaraha dalka iyo Wasiirka arrimaha dibadda Morocco oo wada kulmay

0 Visits: 746 | Saturday April 16, 2016 - 19:01:57
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa kala hadlay Dowladda Morocco, sidii ay Soomaaliya kaga taageeri lahayd xoojinta ammniga iyo la dagaallanka argagixisida.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley furitaanka shir madaxeedka amniga Afrika

0 Visits: 763 | Saturday April 16, 2016 - 18:48:05
Bahir Dar, 16 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa).

Read More »

C/Kariin Guuleed oo Talyaaniga u tegay qorshe u gaar ah Galmudug

0 Visits: 838 | Saturday April 16, 2016 - 12:26:32
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed ayaa faahfaahin ka bixiyay booqashad uu ku joogo magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga.

Read More »

Puntland oo ciidamo badan geysay deegaanka Garacad ee Gobolka Mudug

0 Visits: 860 | Saturday April 16, 2016 - 12:24:23
Maamulka Puntland ayaa ciidamo badan oo kuwa badda iyo kuwa Difaaca isugu jira geeyay deegaanka Garacad oo ka tirsan Gobolka Mudug, kadib markii la dareemay cabsi la xiriirta Shabaab inay mar kale ku laabtaan deeganadaasi iyaga oo dhanka Xeebta ka degaya.

Read More »

Maamulka Degmada Wanla weyn oo dhagax dhigay xarunii maamulka "SAWIRRO"

0 Visits: 943 | Saturday April 16, 2016 - 12:22:37
Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka bilaabay howlo dib u dhis ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda qeybo ka mid ah waddooyinka iyo xaafadaha degmada Wanlaweyn, iyadoo maamulka uu dhagax dhigay xarunta uu ku shaqeeyo maamulka degmada iyo suuqweyn oo loogu tala…

Read More »

Amisom oo dad shacab ah ku laysay Gobolka Shabelaha hoose

0 Visits: 727 | Saturday April 16, 2016 - 12:12:50
Wararka inaga soo gaaraya duleedka deegaanka Buulo mareer oo ka tirsan Gobolka Shabelaha hoose ayaa sheegaya in Xoogaga Amisom dad shacab ah saaka ay ku laayeen deegaankaasi.

Read More »

Ciidamada Puntland ee Gaalkacyo oo la ogaaday inay dileen nin Oromo ah iyo nin Koonfurta Somaliya ka soo jeeda

0 Visits: 955 | Saturday April 16, 2016 - 12:08:57
Ka dib markii saddex Maalin ka hor deegaanka Gobsho ee duleedka Magaalada Gaalkacyo lagu arkay meydka labo ruux oo mid uu yahay Somali halka kan kalena uu yahay Oromo, ayaa dilka loo geystay labadaasi ruux waxaa la sheegay inay geysteen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Read More »

Daawo Sawirada:19 ruux oo ku geeriyootay dhulgariir labaad oo ku dhuftay dalka Japan

0 Visits: 894 | Saturday April 16, 2016 - 12:02:44
Dalka Japan wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan dhulgariir xoog leh inuu ku dhuftay Magaalada Kumamoto ee dalkaasi, saacad kadib markii dhulgariir kale uu ka dhacay halkaasi.

Read More »

Shir Madaxeedka Amniga Afrika oo maanta ka furmaya magaalada Bahar-Dar

0 Visits: 862 | Saturday April 16, 2016 - 11:22:25
Shir madaxeedka Amniga Afrika ee Tana Forum ayaa maanta ka furmaya magaalada Baxar Dar ee dalka Itoobiya, iyadoo shirkan ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaal ka socota dalalka Afrika.

Read More »

MUCJISO: Gabar Soomaaliyeed oo nin isku bedeshay + Video

0 Visits: 870 | Saturday April 16, 2016 - 11:00:49
Gabar Soomaaliyeed oo degan degmada Guriceel ayaa isku bedeshay nin, kaddib markii ay dhaqaatiirtu caddeeyeen inuu ku badanayo hoormoonka Ragga, waxaana gabadhaasi oo soo martay laba guur ka soo hallaabay caruurtii ay dhashay.

Read More »

Madaxda Kenya iyo Germany oo ka wada hadlay iskaashiga ganacsiga iyo ammaanka

0 Visits: 726 | Saturday April 16, 2016 - 10:58:37
Masuuliyiinta Kenya iyo Germany ayaa yeeshay wada hadal ku saabsan sidii ay isaga kaashan lahaayeen sare u qaadista ganacsiga iyo sugidda ammaanka.

Read More »

Shiinaha oo dalbaday liiska dadka lagu tuhunsanyahay argagixisonimada

0 Visits: 849 | Saturday April 16, 2016 - 10:54:35
Dowladda Shiinaha ayaa wadamada sanadkaan ka qeyb galaya shirka wadamada dhaqaalaha ku hor maray ee G20 ka codsatay in ay kusoo wareejiyaan liiska kooxaha iyo shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay argagaixisanimada ee ay diiwaan galiyeen.

Read More »