Wararka

Ilaalada xabsiga uu ku jiro Guzman oo u diiday hurdada(Sawiro)

0 Visits: 832 | Saturday March 05, 2016 - 20:21:36
Joaquin Guzman oo ah nin ka ganacsan jirey muqaadaraadka oo ku xiran xabsi ku yaal dalka Mexico ayaa qareenka u doodaya waxa uu ka codsaday dowlada Mexico in ay si degdeg ah ugu wareejiso ciidamada dalka Maraykanka.

Read More »

Daawo Sawirrada: Markab siday geel laga dhoofiyay Soomaaliya oo gaaray dalka Masar

0 Visits: 849 | Saturday March 05, 2016 - 20:00:12
Wasiirada Xanaanada Xoolaha ee dalalka Masar iyo Soomaaliya ayaa Dekadda Magaalada Suweys waxa ay kusoo dhaweeyeen Markabkan siday in ka badan 2,600 oo neef Geel ah kuwaa oo laga dhoofiyay dalkeena Soomaaliya.

Read More »

Guddoomiye Jawaari Oo Xiray Kalfadhiga 7aad Ee Baarlamaanka Islamarkaana Guddoomay Billad Sharaf "SAWIRRO"

0 Visits: 841 | Saturday March 05, 2016 - 19:52:54
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa si rasmi ah u xiray maanta Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isaga oo dhinaca kalena guddoomay billad sharaf ay guddoon siisay akadeemiyad caalami ah oo fadhigeedu…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug "Hay'adaha Beesha caalamka kama howlgalaan Galmudug, sababo dhanka amniga ku aadan"

0 Visits: 762 | Saturday March 05, 2016 - 19:38:28
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Max'ed Xaashi Carrabey ayaa sheegay in Hay'adaha ka socda Beesha Caalamka ee ka howlgala Somaliya ay ka baqayaan deegaannada uu ka arrimiyo Maamulka Galmudug,taas oo uu ku sheegay in ay tahay amni darro.

Read More »

Amniga magaalada Muqdisho oo isbedel weyn lagu sameeyay iyo howlgallo ka socda garaashyada

0 Visits: 926 | Saturday March 05, 2016 - 19:20:57
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhaqan galay go'aanadii laga soo saaray dhinaca amniga, iyadoo maamulka gobolka Banaadir uu bilaabay howlgallo nooc cusub ah oo fara badan isla markaana 17-ka degmo ee gobolka laga qaaday olole nooc cusub ah.

Read More »

Dowladda Eritrea oo sii daysay 80 qof oo Ethiopian ah.

0 Visits: 814 | Saturday March 05, 2016 - 19:00:07
Dadkaasi la sii daayey oo ahaa Xoogsato ayaa sii deysamadooda timid ka dib markii ay Dowladda Sudan dadaal u gashay siidaynta dadkaasi oo dhawaan laga soo qafaashay Gobalka Tigreeyga ee Waqooyiga Ethiopia, kuna dhow xuduudka Eritrea.

Read More »

Madaxweynaha: " Waxaan shacabka ugu baaqayaa inay si dhow ula shaqeeyaan, xogtana ula wadaagaan laamaha amniga''

0 Visits: 670 | Saturday March 05, 2016 - 18:50:39
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda.

Read More »

Faah-faahin ka soo baxeysa Qaraxyada ka dhacay Degmada Baardheere

0 Visits: 698 | Saturday March 05, 2016 - 18:46:40
Saraakiisha ciidamada Dowladda Federalka Somaliya ee Degmada Baardheere, ayaa faah-faahin ka bixiyay Qaraxyo saaka ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Read More »

Xoghayihii xisbiga Wadani oo is casilay (Waa maxay sababta?)

0 Visits: 715 | Saturday March 05, 2016 - 18:29:51
Boobe Yuusuf Ducaale oo ahaa xoghayaha xisbi siyaasadeedka mucaaradka ah ee Somaliland ayaa maanta iska casilay xilkaasi, isagoo sababaha is casilaadiisana Saxaafadda uga waramay.

Read More »

Dowladda Turkiga oo la wareegtay Wargeyska ugu weyn ee dalkaas ka soo baxa

0 Visits: 782 | Saturday March 05, 2016 - 18:20:10
Dowladda Turkiga ayaa la wareegtay xarun Wargeys oo ku yaala magaalada Istanbul, kadib markii Maxkamad ay xukmisay in lala wareego wargeyska. Booliska ayaa xoog ku galay Xarunta Wargeyska Zaman oo ka mid ah wargeysyada ugu waa weyn ee dalka Turkiga ka soo baxa.

Read More »

Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la soo xirayo{DHAGEYSO}

0 Visits: 803 | Saturday March 05, 2016 - 08:42:37
Kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la soo xiro,iyadoo Xildhibaanada ay qaadan doonaan mudo kooban oo Fasax ah.

Read More »

Waraysi: Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka

0 Visits: 815 | Saturday March 05, 2016 - 08:00:25
Ra'iisal wasaare ku xigeenka Somalia Maxamed Cumar Carte oo ku sugan dalka Marayayaa aya sheegay in uu la kulmay masuuliyiin kala duwan.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 5-TA MAARSO 2016-KA

0 Visits: 1774 | Saturday March 05, 2016 - 07:45:21
GUDDOONKA BAARLAMAANKA OO WAR MURTIYEED KA SOO SAARAYA NATIIJADII KULAMADII AMNIGA Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta oo Sabti ah lagu wadaa in uu War murtiyeed ka soo saaro kulamadii Amniga looga hadlayay, kaasoo 2dii maal mood ee la soo dhaafay su'aalo lagu wey diinayay Ra'iisul…

Read More »

Dadka Muqdisho Waa Lagu Soo Duulay

0 Visits: 1879 | Saturday March 05, 2016 - 00:25:39
Ee Is Difaaca:-Daawo

Read More »

Dawlado Carbeed oo ururka Xisbullahi ku daray liiska ururada aragixisada

0 Visits: 735 | Saturday March 05, 2016 - 00:12:00
Wadamada ku jira golasha iskaashiga khaleejka Carabta ayaa ku dhawaaqay inay ururka Xisbullahi ee ka jira dalka Lubnaan ay u aqoonsadeen urur argagixiso.

Read More »

Qaraar laga soo saarayo kulankii Baarlamaanka & Ra'iisal Wasaaraha (Dhageyso Xildhibaan ka hadlaya qodobada laga hadlay)

0 Visits: 740 | Saturday March 05, 2016 - 00:08:27
Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaca ka qaaday inuu berri shaacinayo qaraar sharciga waafaqsan go'aanka uu ka gaaray kulankii albaabada u xirnaa ee ay la yeesheen Ra'iisal Wasaare Cumar C/rashiid, Wasiirka Amniga C/risaaq Maxamed Cumar iyo Taliyaha hay'adda nabadsugidda Jan. C/raxmaan…

Read More »

IS oo sameysatay godad dhaadheer oo ay ugaga badbaadaan duqeynta diyaaradaha (Sawiro)

0 Visits: 853 | Friday March 04, 2016 - 23:15:32
Kooxda IS ayaa ka sameysatay godad dhaadheer oo ay ugaga badbaadaan duqeynta diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga uu horkacayo Maraykanka ku qaadaan deegaanada ay maamulaan ee dalka Ciraq iyo Siiriya.

Read More »

QM: 25 Qof ayaa lagu Dilay Weerarkii Xerada Malakal

0 Visits: 731 | Friday March 04, 2016 - 20:56:03
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 25 qof lagu dilay, in ka badan 120 kalena lagu dhaawacay weerarkii bishii tagtay lagu qaaday xero qaxooti oo QM ay maamusho oo ku taalla magaalada Malakal ee dalka Suudaanta Koonfureed.

Read More »

Qarax ka Dhacay Turkey oo lagu Dilay Saraakiil Boolis

0 Visits: 770 | Friday March 04, 2016 - 20:45:24
Saraakiisha dalka Turkiga ayaa sheegay in mucaaradka Kurdish-ka ay baabuur ku qarxiyeen meel u dhow saldhig booliis, halkaasi oo ay ku dileen laba sarkala oo boolis ah, kuna dhaawaceen 35 qof oo kale.

Read More »

Waqooyiga Kuuriya oo diyaar u ah inay adeegsato Hubka Nukliyeerka

0 Visits: 1066 | Friday March 04, 2016 - 20:01:12
Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa ku amray Milateriga dalkiisa inuu isku diyaariyo adeegsiga hubka nukliyeerka xilli kasta oo loo baahdo.

Read More »