Maxkamada Caalamiga ee dambiyada dagalka ICC ayaa maanta lagu wadaa inay go'aan ka gaarto dacwada loo heysto Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto iyo wariye Joshua Arab Sang, kuwaasoo loo heysto eedo la xiriiraqalalaasihii dadka faraha badan lagu dilay doorashooyinkii muranka ka dhashay ee Kenya…
Read More »