Wararka

QM oo sheegtay 6.2 Milyan qof in ay u baahan yihiin gargaar

0 Visits: 338 | Thursday December 28, 2017 - 21:40:25
Sannadkan sii dhamaanaya ee 2017 Malaayiin dad ah oo Soomaali ah ayaa ku barakacay iska hor imaadyo hubeysan iyo kuwa kale ayaa lagu dilay, laguna dhaawacay rabshado.

Read More »

Weerar Lagu Gubay Gaari Laguna Dilay Askar katirsan Kenya oo Ka Dhacay Jaziirada Lamu

0 Visits: 322 | Thursday December 28, 2017 - 21:25:09
Labo kamid ah askarta ciidamada Kenya, ayaa ku dhimatay halka sadex kalana ay ku dhaawacmeen Kadib markii mintidiin ka tirsan Xarakada Al-shabaab ay weerar ku qaadeen gaari ay saar-naayeen oo ka yimid deegaanka Lamu kuna sii jeeday magaalo xeebaydka Mombosa.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo "Waxaa sharaf weyn ah in aan dib u hanannay maamulka iyo maareynta hawadeenna."

0 Visits: 299 | Thursday December 28, 2017 - 20:49:59
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya. Madaxweynaha oo xarigga ka jaray xarunta iyo qalabka hawada lagu maamulayo ayaa kormeeray shaqada ay hayaan khubarada Soomaaliyeed…

Read More »

40 ruux oo lagu dilay weeraro is qarxin oo ka dhacay Caasimadda Afghanistan

0 Visits: 335 | Thursday December 28, 2017 - 20:39:28
Ugu yaraan 40 ruux ayaa lagu dilay weerar is qarxin ah oo maanta ka dhacay caasimada Afghanistan ee Kabul, iyadoo la weeraray xarun dhaqan oo ay leeyihiin Shiicada.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre " Waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka"

0 Visits: 301 | Thursday December 28, 2017 - 20:28:32
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH KHAMIIS 28-KA DICEMBAR 2017-KA

0 Visits: 563 | Thursday December 28, 2017 - 07:43:08
GUD.TAABID OO DIGNIIN ADAG U DIRAY DADKA MUSUQ MAASUQA SAMEEYA Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dham aatay xilligii dadka shacabka ah xo og lacago aan sharci ahaydn loogu qaadi jiray. Guddoomiyaha ayaa she egay in ciddii lagu qabtaa iyadoo sha…

Read More »

Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo la Sheegay inay kala xireen Degaano ka tirsan Gobalka Gedo.

0 Visits: 276 | Wednesday December 27, 2017 - 11:15:36
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Deegaano dhowr ah oo ka mid ah gobolkaas inay go'doomiyeen Al-Shabaab oo aan la isugu gudbi Karin, islamarkaana ay adag tahay in dadka ku nool ay helaan Adeegyada muhiimka u ah nolosha Bini'aadamka.

Read More »

Xildhibaanadda Hir-shabeelle oo Ansixiyay Golaha Wasiiradda Maamulkaas

0 Visits: 316 | Wednesday December 27, 2017 - 11:10:36
Xildhibaanadda baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa goordhaweyd ansixiyay Golaha wasiiradda Maamulkaas ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Read More »

Qalabkii lagula socon lahaa Maamulka Hawada Soomaaliya oo la rakibay (Sawirro)

0 Visits: 334 | Wednesday December 27, 2017 - 11:05:41
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar garowgii u dambeeyay ugu jirta la soo wareegida Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo maalinta berri la furi doono Xarunta lagala socon doono maamulka Hawada Soomaaliya. Qalabkan lagula socon doono maamulka hawada ayaa lagu rakibay xarunta Hey'adda Duulista iyo Saadaasha…

Read More »

Daacish-ta ku sugan Soomaaliya oo soo saartay Muuqaal cusub

0 Visits: 351 | Wednesday December 27, 2017 - 10:57:06
Koox kor kala socota dhaqdhaqaaqa Kooxda Daacish ayaa shaaciyay in Muuqaal cusub oo ay soo duubeen Kooxda Daacish Faraceeda ku sugan gudaha Soomaaliya.

Read More »

FIIRSO: Xildhibaan C/Llaahi M. Nuur "Madaxda Dalka Waxaa Uga Digeynaa In Ciidamada Amniga Inay Si Qaldan U Adeegsadaan?

0 Visits: 441 | Wednesday December 27, 2017 - 10:49:29
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa uga digay madaxda dowladda inay ciidamada amniga u adeegsadaan caburinta iyo xariga siyaasiyiinta ka aragti duwan.

Read More »

Qaar Ka Mid Ah Qaxootiga Dhadhaab Oo Dalbaday In Dib Loogu Celiyo Soomaaliya

0 Visits: 387 | Wednesday December 27, 2017 - 10:46:19
Illaa iyo 17,000 oo ka mid ah Qaxootiga ku jira Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya ayaa ka dalbaday hay'adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR in dib loogu celiyo Dalkooda Soomaaliya.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beleedka ka jira degaano ka tirsan gobalka Sool.

0 Visits: 356 | Wednesday December 27, 2017 - 10:33:35
Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu si kulul uu ugu hadlay Dagaal beeleedyo ka taagan Deegaano katirsan Gobolka Sool. Deegaanada Dirirta ka socoto ayuu ku sheegay in ay u dhaxeyso Soomaaliya, Itoobiya iyo Maamulka uu madaxweynaha ka yahay oo horay…

Read More »

Ma laga yaabaa in Wadamada Imaaraadka iy Qadar ku Dagaalamaan Soomaaliya Gudaheeda?

0 Visits: 890 | Wednesday December 27, 2017 - 10:20:17
Saameynta Soomaaliya Khilaafka u dhaxeeya qaar ka mid ah Wadamada Khaliijka Gaar ahaan Wadamada Imaaraadka iyo Qadar oo Galaangal Siyaasadeed ku leh Xaaladda Siyaasada Soomaaliya ee Xilgaan, waxaana Moodaa In Khilaafkaas marba marka ka dambeysa uu sii Xoogeysanayo.

Read More »

Cumar C/rashiid:-"Siyaasaddii Dalka Waxaa Kusoo Korodhay in La is Gaalaysiiyo", +Dhageyso

0 Visits: 341 | Wednesday December 27, 2017 - 10:15:07
Raisulwasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaliya in ay caburin ku hayso siyaasiyiinta iyo dadka ka arakti duwan.

Read More »

DHAGEYSO: G/Taabid oo digniin adag u diray dadka Musuq maasuqa Sameeya

0 Visits: 330 | Wednesday December 27, 2017 - 10:10:12
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dhamaatay xilligii dadka shacabka ah xoog lacago aan sharci ahaydn loogu qaadi jiray.

Read More »

Muwaadin Soomaliyeed oo Weerar Toorey Loo Adeegsaday Ka Geystay Mareykanka

0 Visits: 361 | Wednesday December 27, 2017 - 10:08:21
Morgan Evenson oo ah haweeney mareykan ah taa oo ku nool magaalada Minneapolis ayaa waxa ay sheegtay in weerar toos ah ay kala kulantay muwaadin Soomaaliyeed oo doonayay in uu dhaco.

Read More »

Somaliland oo ka jawaabtay War ka soo baxay Xuutiyiinta ka dagaallama dalka Yemen

0 Visits: 269 | Wednesday December 27, 2017 - 10:04:04
Maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay War la sheegay in uu kasoo baxay Kooxda Xuutiyiinta oo ku aadana in ay gantaallo ku garaaci doonto Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Muuqaal dhawaan lagu baahiyay Baraha Bulshadda ayaa lagu soo bandhigay Rag u muuqday in ay ka tirsan yihiin kooxda Xuutiyiinta…

Read More »

Shirka Wadatashiga Nabadeynta oo ka furmaya Muqdisho

0 Visits: 333 | Wednesday December 27, 2017 - 10:00:41
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada Kaxda ee Gobolka Benaadir Barnaamijka Dereseynta iyo Amniga.

Read More »

Fiqi: Ninkii raba weerar sharcidaro inuu dadka ku dilo Shabaab waxba kama sokeeyo

0 Visits: 376 | Wednesday December 27, 2017 - 09:58:46
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya, ayaa si adag wuxuu u weeraray Madaxda dowladda Federalka Somaliya, wuxuuna sheegay in aanan la iska aqbaleyn in qori caaridiisa dalkaa lagu maamulo.

Read More »