Wararka

Midowga Yurub oo ugu deeqay dowlada Soomaaliya 180 Malyan oo Euro ah

0 Visits: 300 | Saturday May 05, 2018 - 18:33:50
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Midowga Yurub ay isku raaceen in 100 Milyen oo EURO lagu kabo miisaaniyadda Dowladda,iyo 80 Mliyan oo dhismaha Ciidanka ah.

Read More »

Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 336 | Saturday May 05, 2018 - 11:42:41
Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay shir Caalami ah uga qeyb galeen magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka.

Read More »

Xaliimo Yarey:-"Dowladda Ha Keento Hab Lagu Sugi Karo Amniga Muwaadiniinta Wax Dooranaya",!

0 Visits: 345 | Saturday May 05, 2018 - 11:40:07
Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Goddomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Wareysi gaar ah siisay Idaacada Simba ee Magaalada Moqdisho Iyadoo ku sugan dalka Tunuusiya ayaa waxaa ay ka Warbixisay Howlaha shaqo Ee Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaran.

Read More »

Maamulka K/Galbeed Oo Magaalada Baydhabo Ka Mamnuucay Mooto Bajaajka

0 Visits: 423 | Saturday May 05, 2018 - 11:35:16
Maamulka K/galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo oo xarun kumeel gaar u ah ka mamnuucay in Mootooyin cusub la geliyo Magaaladaasi iyadoona digniin loo diray ganacsatada iibisa Mooto bajaajka iyo darawalada kaxeeya.

Read More »

AKhriso: Maxay tahay Sababta Kuuriyada Waqooyi ay u beddeshay wakhtigeeda saacadda

0 Visits: 335 | Saturday May 05, 2018 - 11:32:01
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay iney wakhtigeeda saacadda beddeshay, islamarkaana ay dooneyso in ay la sinto wakhtiga Koonfurta Kuuriya kaddib marki uu toddobaadki hore wadahadal dhex maray labada dhinac.

Read More »

Imtixaanaadka Iskuulada Beledweyne oo saameyn ku yeeshay Fatahaadii Wabiga Shabeelle

0 Visits: 371 | Saturday May 05, 2018 - 11:29:42
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Imtixaanaadkii Iskuulo ku yaalla magaaladaas, kaddib markii ay saameeyeen fatahaadii uu wabiga Shabeelle ka geystay, kaasoo ay ku barakaceen kumanaan ruux.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii ganacsiga ee ka socday Turkiga

0 Visits: 404 | Saturday May 05, 2018 - 11:27:02
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay soo xiray shirkii ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga uga socday Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga.

Read More »

C/raxmaan Cirro oo ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Milateri ee Imaaraadka ka dhisanayo Berbera

0 Visits: 320 | Saturday May 05, 2018 - 11:20:09
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) oo goob fagaare kula hadlayay dadka reer Berbera ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara Saldhigga Imaaraadka Carabta ka dhisanayo Berbera.

Read More »

HALKAAN KA KHARISO:-WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 5-TA MAY 2018-KA

0 Visits: 704 | Saturday May 05, 2018 - 10:36:31
Magalaada Brus-sels ee dalka Belgium-ka waxaa shalay oo Arbaco ah ka furmaya shir ay ka qeyb galayaan inta badan Dowladaha taageera Soo-maaliya.

Read More »

Ra'isalwasaaraha cusub ee Itoobiya oo sheegay inuu ka baxay heshiiskii Berebera

0 Visits: 445 | Friday May 04, 2018 - 22:34:26
War culus Dowlada Ethiopia ayaa iskaga baxaysa hishiiskii Bebera oo ay ay kala saxiixdeen iyaga iyo DP Word iyo Somaliland kadib markay ku micnaysay mid aan socon doonin iyo qilaafka ka dhashay arinkaas.

Read More »

Goormee laciyaraya kama dambaysta tartanka Europa League?

0 Visits: 593 | Friday May 04, 2018 - 22:29:23
Kooxaha Marseille iyo Atletico Madrid ee u soo gudbay kama dambaysta koobka Europa League ayaa wada ciyaari doono tartankan kama dambaystiisa Bartamaha bishan May.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya

0 Visits: 393 | Friday May 04, 2018 - 22:24:03
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra'iisul Wasaaraha cusub Abiy Ahmed.

Read More »

DHAGEYSO:-Xildhibaan Joodax"Xildhibaanada aan ka shaqeyn la`anahay waxaan u arkaa arimo siyaasadeed"

0 Visits: 344 | Friday May 04, 2018 - 22:13:13
-Iyadoo eedeeyn loo soo jeedinayo mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu eedeeyay in uu ka shaqeyn la`ayahay maamulka gobolka Banaadir iyo Garsoorka gobolka ayaa eedeeyntaas iska fogeeyeen xildhibaanada Soomaaliya.

Read More »

Dowlada Maraykanka oo cabasho ku saabsan Milatariga u gudbiyay dowlada Shiinaha

0 Visits: 371 | Friday May 04, 2018 - 22:07:00
Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah cabasho ugu gudbisay dawladda Shiinaha ka dib markii marar kala duwan la shiishay oo shucaac lagu qabtay duuliyeyaasha Maraykanka. Shucaacaas ayay sheegtay in lagaga soo shiishay saldhiga ciidammada Shiinuhu ay ku leeyihiin Jabuuti.

Read More »

Weerar Bambaano Oo Caawa Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan G/Banaadir

0 Visits: 347 | Friday May 04, 2018 - 22:02:08
War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in bam gacmeed Caawa lagu weeraray Saldhiga degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya. Warar kale ayaa waxa ay sheegayaan in bam gacmeedka lagu weeraray halka laga dhisayo Xarunta degmada…

Read More »

Somaliland oo 355,500 oo Dollar Ku Ganaaxday Shirkad Shidaal "Ogow Sababta"

0 Visits: 373 | Friday May 04, 2018 - 21:58:59
Somaliland ayaa ganaax lacageed dul dhigtay shirkad ka ganacsata shidaalka oo la sheegay in deegaanada jahmhuuriyada iskeed isku magacawday, ay soo galisay haamo shidaal oo wasaqeysan.

Read More »

Somalia Security High Level Meeting Joint Declaration

0 Visits: 673 | Friday May 04, 2018 - 21:41:48
Somalia Security High Level Meeting Joint Declaration by the Co-Chairs Brussels, 2 May 2018 1. Following the Mogadishu Security Conference of 4 December 2017, H.E. Hassan Ali Khaire and EEAS Deputy Secretary General Pedro Serrano co-chaired the Somalia High-Level Security Meeting on 2 May in Brussels.…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas Oo Shaaciyey Nooca Doorasho Ee Sanada 2019 Ka Dhaceysa Puntland

0 Visits: 299 | Friday May 04, 2018 - 21:36:02
Cabduweli Maxamed Cali Gaas,Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ayaa Markale Waxa Uu Ka Hadlay Nooca Doorasho Ee Loo Loo Qorsheeyey In Ay Puntland Ka Dhacdo Sanada 2019 Markii Uu Waqtigiisa Dhamaado.

Read More »

Dhageyso:-Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Madaxda Galmudug & Sababta Khilaafka Oo La Cadeeyey

0 Visits: 383 | Friday May 04, 2018 - 21:24:53
Waxaa soo baxaya khilaaf xilligaan soo kala dhexgalay Madaxda maamulka Galmudug,kuwaas oo isku khilaafay Dastuurka uu ku Shaqeyn doono Galmudug iyo kadib markii Xildhibaannada loo qeybiyey iyo heshiiskii Jabuuti.

Read More »

Dowladda China oo sheegtay in Soomaaliya ay la leedahay xiriir wanaagsan oo jireen ah

0 Visits: 384 | Friday May 04, 2018 - 21:20:33
Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibada dowladda China Hu Zhang Liang ayaa sheegay in uu uu jiro xiriir qota dheer oo soo jireen ah oo dowladda China kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya. Agaasimaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan maanta uu la qaatay Wariyayaal ka kala socday warbaahinta…

Read More »