Sports News

Orod-Yahanka Mo Farah Oo Sheegay in Dhac Xooggan Loogu Geeystay Dalka Itoobiya

0 Visits: 1127 | Thursday April 25, 2019 - 09:37:11
Orod-yahanka Calaamiga ee Mo Farah ayaa sheegay in dhac xooggan loogu geystay qolkii uu ka degganaa Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, wuxuuna sheegay in la jabsaday shandadiisa xilli uu ku maqnaa Tababar Laylin Orod.

Read More »

Akhriso:- Natiijada Ciyaartii Kooxaha Chelsea & Burnley

0 Visits: 1067 | Tuesday April 23, 2019 - 21:50:49
Chelsea ayaa barbaro niyadjab leh Stamford Bridge kula gashay kooxda Burnley iyada oo Blues iska lumisay fursad dahabi ahayd oo ay ugaga faa'iidaysan kartay guuldarooyinkii soo gaadhay kooxaha ay kaalmaha sare kula tartamayaan. Inkasta oo ay afar gool iska dhaliyeen kooxaha Chelsea iyo Burnley qaybtii…

Read More »

Liiska xidigaha Real Madrid u safan doona kulanka Athletic Bilbao oo la shaaciyey

0 Visits: 1034 | Sunday April 21, 2019 - 21:55:34
Tababare Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka ay maanta la ciyaarayaan Athletic Bilbao, ee ka tirsan kulamada 33-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain. Real Madrid ayaa maanta ku soo dhaweyn doonta kooxda Athletic Bilbao garoonka Santiago Bernabéu,…

Read More »

Lionel Messi oo ka hadlay guushii ay ka gaareen kooxda Man United

0 Visits: 1040 | Wednesday April 17, 2019 - 21:06:19
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa saxaafada ka soo hor muuqday kadib markii uu kooxdiisa ka caawiyay in ay u soo baxday afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league isaga oo dhaliyay laba ka mid ah saddexdii gool ee ay Barca ku garaacay Man United.

Read More »

Akhriso: Xidigaha ugu cad cad Abaal Marinta Xidiga Sanadka

0 Visits: 1079 | Monday April 15, 2019 - 23:59:27
Xidigaha kooxaha Liverpool iyo Manchester City ee Virgil Van Dijk iyo Raheem Sterling ayaa saxaafada Ingiriisku u buun buunisay in ay yihiin labada xidig ee xili ciyaareedkan ugu cad cad ee uu midkood ku guulaysan karo abaal marinta xidiga sanadka ee Premier league ugu fiican inkasta oo ay Sergio Aguero…

Read More »

Toronto Raptors' Game 1 loss to Orlando Magic sets a terrible first impression — one that will last

0 Visits: 1452 | Sunday April 14, 2019 - 11:18:53
Pros like to talk about entering their "playoff mode." Kyle Lowry's must work a little like Ctrl+Alt+Delete. When the post-season starts, he shuts off and on a few times in order to get things running again. Saturday's Game 1 was one of Lowry's low-power mode games. He wasn't…

Read More »

RASMI: Isku Aadka Koobka Qaramada Afrika AFCON 2019 Oo La Soo Saaray

0 Visits: 1194 | Saturday April 13, 2019 - 22:10:28
Koobka Qaramada Afrika ah oo kiisii 32aad ayaa lagu qaban doonaa dalka Masar sannadkan iyadoo waqtigii la qaban jiray koobka dib loo durjiyay madaama uu ku soo aaday bisha barakeysan ee Ramadan oo la filayo inay bilaabato 5ta bisha May islamarkaana ay ku dhamaato 4ta Juun.

Read More »

Kooxda Man United oo lumin doonta Xidig Caan ah

0 Visits: 975 | Monday April 08, 2019 - 21:26:25
Kooxda Manchester United ayaa ku dhaw luminta xiddiga ay jecel yihiin jamaahiirta kooxdeeda ee Ander Herrera kaas oo kusii dhawaanaya ku biirista kooxda ree France ee Paris Saint-Germain oo u muuqata mid waxkasta u samaynaysa helistiisa. Wargeyska Canal+ oo ah midka warkan shaaciyay ayaa sheegaya inuu…

Read More »

Tartan loogu jiro Ciyaaryahanada Pual Pogba & Eden Hazard

0 Visits: 1029 | Monday April 08, 2019 - 21:13:34
Xili ciyaareedkan 2018/19 ayaa maraya heer gabo gabo ah isla markaana waxay haddaba kooxaha waa wayn ee Yurub bilaabeen in ay suuqa ka raadsadaan ciyaartoyda ay xili ciyaareedkan soo socda ku soo xoojin doonaan safafka kooxahooda. Kooxaha Real Madrid, Man United iyo Bayern Munich ayaa la ogyahay in…

Read More »

Isku Aadka Kooxaha tartanka Koobka Bisha Ramadaan oo lagu qabtay magaalada Helsinki Finland

0 Visits: 993 | Monday April 08, 2019 - 10:33:31
Xalay ayaa lagu soo bandhigay caasimada dalka Finland ee Helsinki isku aadka koobka bisha Barakaysan ee rabadaan oo sanad walba uu soo qaban qaabiyo urur-waynaha Sompet oo ka dhisan dalka Finland waxaana ka soo qaybgalay dhamaan bahwaynta isboortiga dalka Finland gaar ahaam Macalin Bashiir Cabdi Daahir…

Read More »

Sawirro:-Tartanka Oradka Gaaban Oo Maanta Lagu Qabtay Muqdisho

0 Visits: 1029 | Friday April 05, 2019 - 22:18:13
Tartankan Oradka Gaaban ee (Marathon) oo lagu xusayay maalinta horumarinta Ciyaaraha iyo Nabadda Aduunka iyo maalinta Ciyaartooday Soomaalliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa soo qabanqaabiyay Tarnkaan Wasaaradda Dhalanyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya, iyadoo uu martigeliyay maamulka…

Read More »

Jamaahiirta Juventus Oo Warfarxad Leh Ka Helay Dhaawaca Cristiano Ronaldo

1 Visits: 1103 | Wednesday April 03, 2019 - 23:24:14
Juventus ayaa war farxad leh ka heshay dhaawaca Cristiano Ronaldo ka hor kulanka xiisaha badan oo ay la ciyaari doonaan Ajax Amsterdam, labadaan kooxood ayaana ciyaari doona quarter final-ka tartanka horyaalada yurub. Xiddiga reer Portugal ayaa cabsi badan laga qabay inuu seegi doono lugta hore ee 10-ka…

Read More »

Kooxda Real oo guul ka gaartay Huesca & Tababare Zidane oo ka hadlay

0 Visits: 938 | Monday April 01, 2019 - 22:20:01
kooxo kubadda Cagta ee Real Madrid ayaa guul ka gaartay kulan ay la ciyaartay kooxda Huesca, kulankaas oo ka tirsanaa kulamada 29-aad horyaalka La Liga dalka Spain.

Read More »

Wajir Governor Abdi Mohamud set to host lavish homecoming today

0 Visits: 1054 | Sunday March 31, 2019 - 23:17:32
Wajir Governor Abdi Mohamud will today have a homecoming ceremony at Orahey Grounds in Wajir town. Plans for the party paint an elaborate event that is perhaps meant to show Wajir residents that the man they elected to office still has the political clout and ability that propelled him to office after…

Read More »

Kooxaha Chelsea iyo Man United oo isku-heysta Xidig Caan ah

0 Visits: 1126 | Sunday March 31, 2019 - 21:55:53
Kooxaha Kubadda Cagta ee Chelsea iyo Man United ayaa xilligaan waxa ay tartan adag ugu jiraan sidii ay ku heli lahaayeen ciyaarahanka Reer Brazil ee e kooxda Barcelona Philippe Coutinho. Kooxaha ayaa u hanqal taagaya Ciyaaryahanka markii uu furmo Suuqa kala iibsiga,waxaana jariidada The Sun ay baahisay…

Read More »

Ciyaar-Yahan U Dhashay New Zealand Hooyadiisa Iyo Saaxiibkiis Oo Wada Qaatay Diinta Islaamka

0 Visits: 963 | Sunday March 31, 2019 - 01:40:53
Ciyaaryahanka Muslimka ee Sonny Bill Williams oo ah Xiddig ciyaarta Kubadda Rugby ama Nidaamka Ciyaarta K/Cagta ee Maraykanka, oo ay wehliyaan Hooyadiisa iyo saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin ee Offa Tuungafasi ayaa qaatay Diinta Islaamka. John Fontain oo horey u soo Islaamay, ahna saaxiibka Sonny…

Read More »

Saadaasha Khabiirka BBC Sports Ee Mark Lawrenson Ee Kulamada 32aad Ee Horyaalka Premier League

0 Visits: 973 | Sunday March 31, 2019 - 01:17:58
Liverpool ayaa mar kale halgan u geli doonta inay sii xajisato hoggaanka Premier League marka ay Axadda iska hor yimaaddaan Tottenham oo ay ku ballansan yihiin kulanka dhimashada ee Axadda

Read More »

Waqtiga uu garoomada ka maqnaan doono Cristiano Ronaldo oo la shaaciyey

0 Visits: 997 | Wednesday March 27, 2019 - 11:58:31
Xidiga Kooxda Kubadda Cagta ee juventus Cristiano Ronaldo ayaa dhawaan dhaawac dhinaca muruqa uu soo gaaray intii lagu guda jiray kulankii ay ku wada ciyaareen xulalka Portulgal iyo Serbia, kaas oo ka tirsanaa isreeb reebka koobka Euro 2020-ka. Cristiano Ronaldo maray dhowr baaritaano caafimaad, taasoo…

Read More »

Macallin u dhashay Kenya oo abaalmarin caalami ah ku guuleystay

0 Visits: 964 | Monday March 25, 2019 - 10:33:09
Macallin dhiga maaddooyinka Saayniska oo ka soo jeeda dhulka miyiga ee dalka Kenya oo mushaarka uu qaato intiisa badan muddo ku soo caawinayey dadka saboolka ah ayaa ku guuleystay abaalmarin lacageed oo dhan 1 milyan oo doolar (£760,000 oo gini) oo la guddoonsiiyo sanad walba macallinka ugu mudan caalamka.…

Read More »

Messi ma ciyaari doonaa kulanka adag ee Catalan Derby, kadib dhaawici soo gaaray?

0 Visits: 991 | Sunday March 24, 2019 - 23:29:02
Ciyaaryahanka u ciyaara Kooxda Kubadda Cagta ee Barcelona Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya Ciyaarta Catalan derby oo ay kooxdiisa la ciyaareyso Kooxda Espanyo, kadib markii ay soo baxday shaki ku aadan inuu maqnaanayo. Ciyaarahan Lionel Messi ayaa dhawaan dhaawac kasoo gaaray Ciyaartii xulalka Argntina…

Read More »