Munaasabad lagu soo dhoweynayay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shalay ka dhacday Hotelka City Palace, iyadoo munaasabada ay ka qeyb galeen, waxgarad, siyaasiyiin, xildhibaano iyo qeybah