Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Somali oo lagu magacaabo Cismaan Maxamuud oo 22-jir ah, kaasi oo la shaqeysan jirey Kooxaha Ma-gefayaasha Liibiya.
To:
From:
Your Name:
Message: