Share with your friends via email

DHAGEYSO: Axmed Madoobe Amar kusoo rogay dadka kunool Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Midoobe oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shacabka kunool degaanada maamulka Jubbaland laga doonayo in ay gacanta dowladda ay kusoo celiyaan dhulkii ay la aheyd dowladdii dhexe.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip