Duufaan hor leh oo ku soo wajahan qeybo ka mid ah waqooyiga Soomaaliya ee Badweynta Hindiya
Duufaan hor leh ayaa laga cabsi qabaa in 36-saac ee soo socota inay ku dhufayo qeybo ka mid ah waqooyiga Soomaaliya, gaar ahaan Badweynta Hindiya.
Sida ay xaqiijisay Hey'adda Maareynta macluumaadka biyaha iyo berriga ee Soomaaliya ayaa sheegt