Faarax Shiikh Cabduqaadir lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey!!
Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su'aal igu adkaatey Jawaabteeda bal se aan ka fusan waayey in aan uga jawaabo , waxaa uu I weydiiyey Labada Xildhibaan ee isugu soo harey