Ahlu Sunna oo amaro ku soo rogtay Warbaahinta ku taal deeganada ay maamulaan
Awaamiir hor leh ayaa lagu soo rogay Warbaahinta ka howlgasha deeganada Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe, iyadoo Bahda Warbaahinta ay walaac ka muujiyeen Awaamiirtaan.
Saraakiisha Ahlu Sunna ayaa shalay isugu yeeray masuuliyiinta Warbaahinta