Share with your friends via email

Shaqaale Samafal u dhalatay Faransiiska oo lagu afduubtay dalka Maali.

Wasaaradda Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegtay in Haweeney u shaqeysa Hay'ad Samafal shalay galab laga qafaashay Degmadda Gaaw ee Waqooyiga dalkaasi

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip