Share with your friends via email

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa si cad u beeniyay in Puntland ay Furtay Wadooyin ku xirmay Dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee u dhaxeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Cabdi Xuseen Maxamed Gudoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Puntland ay go'aasaday in ay furto wadooyinkii ku xirma

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip