Share with your friends via email

Duqayn dhinaca cirka oo xalay ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in weerar dhinaca cirka uu xalay ka dhacay tuulo hoos-tagta Deegaanka Toora-toorow ee Gobolkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip