MagaaladaAtlanta ee xarunta gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa in dhawaan ay kabiloowdaan ciyaaraha qaboobaha oo ay kaqeybgali doonaan ilaa sideed kooxood oo Soomaali ah too kakala socda qaar ka tirsan gobolada Mareykanka iyo Canada.