Share with your friends via email

Ururka Ahlusunna oo qaatay FM-tii Idaacadda Radiogalgaduud Lama oga sababta ka danbeysa arintani madaama aysan jirin wax xiriir ah oo ay Maamulka Degmada Guriceel lasoo sameyeen Maamulka Radio Galgaduud.

Radio Galgaduud xarunteeda Degmada Guriceel waxa u soo daatay xalay abaaro 10:25 daqiiqo ee fiidnimo, Ciidamada katirsan Maamuka G/dhexe ee Ahlusunna waxayna damiyeen Idaacadda, waxayna ka qaateen Idaacada Fm iyo qalab kale iyaga oo ku qaatay Gaadiid

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip