Share with your friends via email

Hay'ada Maareynta Masiibooyinka oo ka digtay xaaladaha Abaarta dalka

Hay'ada Maareynta Masiibooyinka Qaranka Somaliya, ayaa ka digtay xaalad Qatar ah oo abaareed oo dalka ku soo fool leh, xilli abaar xoogan iminkaba ay ka taagan tahay qaar ka tirsan Gobolada dalka Somaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip