Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo maanta si rasmi ula wareegay xilka (Sawirro)
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ka dib munaasabad ka dhacday Aqalka