Qiimaha Shidaalka iyo Sokorta Kismaayo oo cirka isku shareeray iyo digniin loo diray ganacsatada
Waxaa sare u kac baaxad leh laga dareemayaa qiimaha lakala siisto sokorta iyo shidaalka ee suuqyada magaalada Kismaayo, arintaa oo ka danbeeysay kadib markii ay istaageen doomihii ganacsi ee shixanadahaasi keeni jiray magaalada