Share with your friends via email

Muuse Suudi Yalxow oo ka hadlay Maqaamka G/Banaadir

Siyaasi Muuse Suudi Yalxow oo ka mid noqday xubnaha Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle u matali doona Baarlamaanka soo socda ayaa waxa uu sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loo heli lahaa xuquuqda ka maqan shacabka Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip