Jeneraal Dhega-badan oo aan lagu aasi doonin Magaalada Muqdisho
Meydka Abaanduulihii hore ee ciidamada Xooga dalka Somaliya Jeneraal C/kariin Yuusuf Aadan Dhega-badan, ayaa lagu wadaa in goor dhaw loo duuliyo Degmada Xeraale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud Bartamaha dalka Somaliya.
Marxuumka ayaa goor dhaw lagu w