Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Hotel Saxafi ay ka yiraahdeen masuuliyiinta dowladda+ Daawo Sawirada weerarka
Waxay faah faahin ka soo baxaysaa tirada guud ee ku dhimatay weerarkii bahalnimo ee shalay lagu qaaday Dhismaha Xarunta Hotel Saxafi, oo ku yaala agagaaraha Isgoyska KM4 Ee Bartamaha Magaalada Muqdisho.
Illaa iyo hadda waxaa la'ogyahay dhimas