Muxuu weerarkii Hotel Saxafi uu kaga duwan yahay weerarada kale ee Hoteelada Magaalada Muqdisho?
Inkastoo sanadihii ugu dambeeyay ay Magaalada Muqdisho ku soo badanayeen weerarada ka dhanka ah Hoteelada, ayaa wuxuu hadana weerarkii Saxafi Hotel uu ahaa mid ka duwan weeraradii horey loogu beegsan jiray goobaha la seexdo