Share with your friends via email

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiirigeliyey dhalinyarada Soomaaliyeed

Mogadishu, 24 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kormeeray mashruuca farsamada gacanta ee Gobolka Banaadir oo in ka badan 180 dhalinyaro ah ay ku baranayaan farsamada gacanta

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip