Share with your friends via email

Wasiirka Amniga Somaliya oo shaaciyay tirada raggii weeraray Hotel Saxafi

Wasiirka Amniga Gudaha Somaliya C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa sheegay ciidamada ammaanka Dowladda inay soo afjareen weerarkii rag hubaysan oo Shabaab ka tirsan, saaka arootii ay ku soo qaadeen Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip