Share with your friends via email

Nicholas Kay: "Weerarka Hotelka Saxafi wuxuu muujinayaa baahida dowladdu u qabto in laga caawiyo dhanka amniga"

Dhinacyada beesha caalamka ayaa muujiyay sida ay uga xunyihiin weerarkii dagaalyahano katirsan Al-shabab ay la bartilmaameedsadeen hotel-ka Saxafi halkaa oo ay kusugnaayeen masuuliyiin dowlada katirsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip