In ka badan 10-ruux oo Xildhibaan, saraakiil iyo siyaasiyiin ku jiraan oo ku geeriyooday weerarka Hotelka Saxafi
Warar horu dhac ah ayaa ka soo kordhaya khasaaraha ka dhashay weerar saaka waabarigii hore Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.
Sida ay sheegayaan wararka in ka badan 10-ruux ayaa ku geeriyootay weerarka, halka tiro intaa ka