Share with your friends via email

Cadaawada u dhexeysa maamulada Puntland iyo Galmudug oo gaartay meeshii ugu sareysay

Cadaawada u dhexeysa maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay kadib markii xalay ay ciidamo Maraykan ah iyo ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Puntland ee PS ay weerareen saldhig ay ciidamo Galmudug ay ku lahaayeen deegaanka Jeex

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip