Share with your friends via email

Micheal Keating oo Golaha Ammaanka uga warbixiyay dib u dhacii doorashooyinka

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip